-
“20% Ururada Doonaya In Doorosho Lagu Galaa May Fikirin, Waxa Jira Dilaaliin Xilliga..”Muna Bile”Daawo Muuqaal
"20% Ururada Doonaya In Doorosho Lagu Galaa May Fikirin, Waxa Jira Dilaaliin Xilliga.."Muna Bile"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/-aj7s1nKEy4
&nbs...
Friday, February 16, 2024
-
Dawlada Somaliland Oo Beenisay Warar Kasoo Baxay Maamulka Somaliya Ee La Xidhiidha Talaabada Jsl Ka Qaaday Arimaha Hawadeeda!
Somaliland ayaa beenisay in ay wax khalkhal gelin ah ku sameysay Hawada Soomaalida, iyadoo war been ah ku tilmaantay wararka kasoo baxay dhinaca dawladda Soomaaliya.
...
Friday, February 16, 2024
-
“Aad Baan Ula Dhacsanahay Aqoonsi Rasmi ah Oo La Siiyo Somaliland”Xoghayihii Hore Ee Arimaha Dibeda Dalka. Ingiriiska.
“Aad Baan Ula Dhacsanahay Aqoonsi Rasmi ah Oo La Siiyo Somaliland”Xoghayihii Hore Ee Arimaha Dibeda Dalka. Ingiriiska.
...
Friday, February 16, 2024
-
Gudoomiyaha Gudida Diwaangalinta Ururada Iyo Asxaabta Qaranka Oo Go,aano Uu Soo Saaray, Isla Isagii Ka Racfaan Qaatay Iyo Fashilka Maamul Ee Dulhoganaya!
Gudomiyaha Guddida Diwaan Galinta Ururada iyo Asxaabta Qaranka Jsl Siciid Siraadle ayaa Go’aan Uu Dhawaan Isagu Soo Saaray, ka Rafcaan qaatay isla Isagii Go,aanka soo saarayna uu go’aankiisii rafcaanle ka noqday. Kaasi oo uu...
Friday, February 16, 2024
-
Munaasibada Lagu Taageerayo Saldanada Guud Ee Subeer Awal Oo Habeenkii Xalay Lagu Qabtay Hargaysa
Munaasibad balaadhan oo garab istaag loogu muujinayo saldanada guud ee subeer awal iyo suldaankooga xasan ayaa habeenkii xalay lagu qabtay huteel maansoor taasi oo ay kasoo qaybgaleen madaxdhaqameed, dhalinyaro iyo haween
Munaa...
Friday, February 16, 2024
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Shacabka Degmada 26juun La Tukaday Salaadii Jimce Iyo Arimaha Uu Ka Hadlay!
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid eng faysal cali waraabe ayaa salaadii jimce ee maanta la tukaday shacabka ku dhaqan degmada 26juun ee caasimada hargaysa qaarkood
Sidoo kale Gudoomiye Faysal ayaa ka hadlay kulamo uu maalmihii udanbeeya...
Friday, February 16, 2024
-
“Xirsi Inuu Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ahaado Wuxu Ka Jecel Yahay Inuu Maxkamada Ka Furto Bariga Burco”Gudoomiyaha Xisbiga ee Gobolka Awdal”Daawo Muuqaal
"Xirsi Inuu Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ahaado Wuxu Ka Jecel Yahay Inuu Maxkamada Ka Furto Bariga Burco"Gudoomiyaha Xisbiga ee Gobolka Awdal"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/MiOsace7wck
&...
Thursday, February 15, 2024
-
”Xildhibaano Ay Isku Qabiil Yihiin Madaxweyne Muuse Biixi Ayaa Qaatay Mashruuca Kiniinka Waalida ee Cisbataalka Dhimirka Hargeysa oo Cadaynteedii Aanu Haynaa Soona Bandhigaynaa”Masuul Uhadlay Xisbiga Wadani”Daawo Muuqaal
''Xildhibaano Ay Isku Qabiil Yihiin Madaxweyne Muuse Biixi Ayaa Qaatay Mashruuca Kiniinka Waalida ee Cisbataalka Dhimirka Hargeysa oo Cadaynteedii Aanu Haynaa Soona Bandhigaynaa"Masuul Uhadlay Xisbiga Wadani"Daawo Muuqaal
https...
Thursday, February 15, 2024
-
Dawladu Waxay Iibisay Garoonka Tareedhiska Ee Hargaysa”Masuul Uhadlay Xisbiga Waddani”Daawo Muuqaal
Dawladu Waxay Iibisay Garoonka Tareedhiska Ee Hargaysa"Masuul Uhadlay Xisbiga Waddani"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/-I1F4weLDQk
Berbe...
Thursday, February 15, 2024
-
Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasiya Oo Ka Taagan Somaliland Iyo Fariinta Uu Udiray Madaxwayne Muuse Biixi”Daawo Muuqaal
Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasiya Oo Ka Taagan Somaliland Iyo Fariinta Uu Udiray Madaxwayne Muuse Biixi"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/vxylpv6l7KU
&n...
Thursday, February 15, 2024
« Previous Page — Next Page »