-
Ciidanka Booliska Somaliland Oo Gacanta Kusoo Laba Nin Oo Ku Eedaysan Dil Marxuum Tagsiile Ahaa Dhawaan Lagu Dilay Magaalada Hargaysa.
Taliska Ciidanka Booliska Jsl Ayaa Ka Warbixiyay Qaabkii Ay Gacanta Ugu Soo dhigeen Laba Nin Oo ku Eedaysay Dilka Marxuum Habeen Dhawayd Lagu Diley Isha Cobosha Masallaha Galbeed Ee Magaalada Hargaysa.
Warbixin :
Talis...
Monday, December 4, 2023
-
Siyaasi Cabdiqaadir Jirde Oo Sheegay In Hubka Loo Fasaxay Somaliya Uu Si Fudud Uga Baxayo Gacanta Dawlada Iyo Khatarta Uu Ku Yahay Mandaqada!
Siyaasi Cabdiqaadir Jirde Awcali oo kamid ah siyaasiyiinta waawayn ee somaliland xilal kala duwan kazoo qaybtay Somaliland gaar haan golaha wakiilada hadana kamid ah hogaanka xisbiga waddani ayaa waraysi lala yeeshay kaga hadlay h...
Monday, December 4, 2023
-
“Xidhahayagu Waa Dir Iyo Hawiye, Garxajis Dhinacayga Ayuu Fadhiisanayaa, Oo Waa Walaalahayo” Suldhibaan Siciid Ducaale.
Suldaan siciid ducaale oo kamid ah madaxdhaqameedka somaliland gaar haab madaxda dhaqanka ee beesha habar jeclo ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal kasoo yeedhay garaarada dhulbahante kaasi oo la xidhiidhay colaada udhaxaysa habar ...
Monday, December 4, 2023
-
“Suldaan Cadde Gude Wado Khaldan Ayuu Ku Socdaa Meel Habar Jeclo Nabad Ku Qaadatayna Ma Jirto…..Xaliimo Xuseen Yuusuf”Daawo Muuqaal
"Suldaan Cadde Gude Wado Khaldan Ayuu Ku Socdaa Meel Habar Jeclo Nabad Ku Qaadatayna Ma Jirto.....Xaliimo Xuseen Yuusuf"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/GGV70oMlQNY
&...
Sunday, December 3, 2023
-
“Madaxweynaha Waa La Xidhi Karaa, Reer Boramana Masoo Raaci Karaan Daarood…”Profesor Cabdi Cali Jaamac”Daawo Muuqaal
"Madaxweynaha Waa La Xidhi Karaa, Reer Boramana Masoo Raaci Karaan Daarood..."Profesor Cabdi Cali Jaamac"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/bzlLM696LvA
...
Sunday, December 3, 2023
-
“Hadii Garaadada Gobolka Sool Nabad Doonayaan Shuruud La Aan Haku Soo Dayaan Maxaabiista…”Caaqil Dayr Aw-Faarax”Daawo Muuqaal
"Hadii Garaadada Gobolka Sool Nabad Doonayaan Shuruud La Aan Haku Soo Dayaan Maxaabiista..."Caaqil Dayr Aw-Faarax"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/xzs7QmsFbe0
...
Sunday, December 3, 2023
-
Gabadh Yar oo14 Sano Jirta oo Daayac Baraf Ugu Dhimatay Dalka Poland
Gabar yar oo 14 sano jir ah oo dalka Poland u dhalatay ayaa talaadadii lasoo dhaafay ayadoo meel banaan ah mareyso miyir beeshay, 5 saacadood oo banaanka ay taallay, weliba cimillada oo aad u qaboow oo -3 ah darteedna u dhimatay...
Sunday, December 3, 2023
-
Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Sheegtay In Dawo Loo Helay Xanuunada Kansarka Iyo Macaanka
Agaasimaha Guud ee wasaarada Caafimaadka Somaliland Maxamed Cabdi Xergeeye ayaa sheegay in ay Dawo Uheleen Xanuunada Kansarka Iyo Macaanka taasi oo ay baahi wayn uqabeen shacabka Somaliland ee la nool xanuunadani.
Sidoo kale ag...
Sunday, December 3, 2023
-
Jendayi Frazer oo Ugu Baaqday Dawladda Mareykanka Inay Aqoonsato Somaliland”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Jendayi Frazer oo Ugu Baaqday Dawladda Mareykanka Inay Aqoonsato Somaliland"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/QQLd1HsFkTQ
Berberatoday....
Saturday, December 2, 2023
-
Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Daa,uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Iyo Beeshiisa Ciidagale oo Raali Galin Ka Bixiyay Hadalkii Cade Gude Iyo Kooxda Uu Hogaamiyo ee Duway Hadalkii Suldaanka Beelaha Habar Jeclo Taageerana Umuujiyay Beesha Bariga Burco’Daawo Muuqaal
Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Daa,uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Iyo Beeshiisa Ciidagale oo Raali Galin Ka Bixiyay Hadalkii Cade Gude Iyo Kooxda Uu Hogaamiyo ee Duway Hadalkii Suldaanka Beelaha Habar Jeclo ...
Saturday, December 2, 2023
« Previous Page — Next Page »