-
Aabe Ka Hadlay Wiil Uu Dhalay Oo Ciidamo Qarsooni Raadinayaa Iyo Halka Uu Ku Ilaalinayo!
Aabe uwaramay Tvga Horyaal ayaa ka hadlay dhaco lasoo daristay iyo wiil uu dhalay oo uu ka ilaalinayo ciidamo qarsoon oo ugu hanjabay in bahdil ku samayn doonaan hadii ay gacanta ku dhigaan
Sidoo kale aabahan ayaa sheegay in ...
Wednesday, March 13, 2024
-
Ciidamada Booliska Jsl Oo Gacanta Kusoo Dhigay Gacan Ku Dhiig Lihii Waday Gaadhigii Dawlada Hoose Ee Hooyada Umusha Ah Hargaysa Ku Jiidhay.
Ciidanka booliska Somaliland oo qoraal gordhawayd ku baahiyay boga ay ku leeyihiin xidhiidhka bulshada ee facebookga ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen eedaysanihii waday gaadhiga dawlada hoose ee maanta sida badheedhka ah x...
Wednesday, March 13, 2024
-
“Heshiiska Somaliland Iyo Itoobiya Wuxu Ku Noqday Madaxweynaha Jabuuti Sidii Middi Dhabarka Lagaga Dhacday”Saleebaan Saxansaxo”Daawo Muuqaal
"Heshiiska Somaliland Iyo Itoobiya Wuxu Ku Noqday Madaxweynaha Jabuuti Sidii Middi Dhabarka Lagaga Dhacday"Saleebaan Saxansaxo"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/T1iyxvZtoRk
&nbs...
Tuesday, March 12, 2024
-
Geel 65 Sano Kahor La Dhacay oo Dadkii Lahaa Dib Loogu Celiyay Dadkii Lahaa Deegaanka Yoocaale ee Somalida Itoobiya
Geel la dhacay 65 sano ka hor oo loo celiyay dadkii lahaa.
Cali Kaahin oo ah Nin Xoolo dhaqato ah oo kasoo jeeda deegaanka Yoocaale e gobolka Jarar, ayaa maanta Iska Wareejiyay geel uu dhacay 65 Sanadood ka hor.
Geela ...
Tuesday, March 12, 2024
-
Dawladaha Mareykanka Iyo Turkiga oo Ku Tartamaya Dhismaha Ciidamada Dawlada Somaliya”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Dawladaha Mareykanka Iyo Turkiga oo Ku Tartamaya Dhismaha Ciidamada Dawlada Somaliya"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/8GwvkqsVcEg
&nbs...
Tuesday, March 12, 2024
-
Hargaysa oo Qiimaha Khudaartu Hawada isku Shareeray Xili Bisha Barakaysan ee Ramadaan Bilaw Tahay”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Hargaysa oo Qiimaha Khudaartu Hawada isku Shareeray Xili Bisha Barakaysan ee Ramadaan Bilaw Tahay"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/1rWsrOQ3wFI
&...
Tuesday, March 12, 2024
-
Hooyo Umul Ahayd oo Hargeysa Gaadhi Si Badheedha Loogu Jiidhsiiyey Iyo Shacabka Xaafadeeda oo Qeylo Dhaan Culus Kasoo Saaray Kuna Baaqay Inay Marxuumadu Cadaalad Hesho”Daawo Muuqaal
Hooyo Umul Ahayd oo Hargeysa Gaadhi Si Badheedha Loogu Jiidhsiiyey Iyo Shacabka Xaafadeeda oo Qeylo Dhaan Culus Kasoo Saaray Kuna Baaqay Inay Marxuumadu Cadaalad Hesho"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/P6QAQ2qQRl0
&nb...
Tuesday, March 12, 2024
-
Beesha Caalamka War Cusub Kasoo Saartey Xeerarkii Doorashooyinka Somaliland”Daawo Muuqaal
Beesha Caalamka War Cusub Kasoo Saartey Xeerarkii Doorashooyinka Somaliland"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/bZ28xzP0lBE
 ...
Tuesday, March 12, 2024
-
Sheekh La Dardaarmay Dadka Cimrada Ubaxaya Iyo Qiso Cajiib Ah Oo Uu Uga Waramay
Sheikh qaashici oo kamid culimada reer Somaliland ayaa dardaaran culus iyo qaabka loo cimraysanayo siiyay dad u anbaba baxaya
Sidoo kale sheikh qaashici ayaa ka waramay qiso layaable oo bulshadii ka ilmaysiisay.
...
Tuesday, March 12, 2024
-
Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Ingiriiska Oo Iskugu Soo Baxay Banaan Lagu Dalbanayo Aqoonsiga JSL
Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Ingiriiska Oo Iskugu Soo Baxay Banaan Lagu Dalbanayo Aqoonsiga jsl Kaasi oo ay ka hor dhigeen xafiiska raysalwasaaraha ingiriiska hortiisa.
...
Monday, March 11, 2024
« Previous Page — Next Page »