-
“Komishinka Doorashooyinka Waxay Noo Sheegeen In Doorashadii Ay Qabanayaan”Masuuliyiin Uhadlay Ururada Kaah iyo Ogaal”Daawo Muuqaal
"Komishinka Doorashooyinka Waxay Noo Sheegeen In Doorashadii Ay Qabanayaan"Masuuliyiin Uhadlay Ururada Kaah iyo Ogaal"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Apib1bOs9YM
&nb...
Wednesday, January 24, 2024
-
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Soo Bandhigay Qodobo Muhiim Ah Oo Lagu Xalin karo khilaafka Cusub Ee Doorashooyinka.
Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ku baaqay in la dejiyo xaaladda khilaafka cusub ee Doorashooyinka Somaliland.
Guddoomiye faysal, ayaa ku taliyay in shirguddoonka Wakiillada iyo Guurtida Somaliland arrinta...
Wednesday, January 24, 2024
-
“Xasan Sheekh Maxamud Bari Wuxuu Galinayaa Somaliya Xukun Cusub…”Boqor Cismaan Buur-madaw”Daawo Muuqaal
"Xasan Sheekh Maxamud Bari Wuxuu Galinayaa Somaliya Xukun Cusub..."Boqor Cismaan Buur-madaw"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/fgq1h9Dj1mg
...
Tuesday, January 23, 2024
-
Faahfaahin Kasoo Baxday Qarax Khasaare Ka Dhashay oo Galabta Ka Dhacay Magaalada Bosaaso ee Putland
Faahfaahin dheeri ah ayaa ka soo baxaysa qarax miino oo galabta ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.
Inta la xaqiijiyay saddex ruux ayaa ku geeriyooday qaraxa halka in ka badan lix qof oo kale ku dhaawacmeen ...
Tuesday, January 23, 2024
-
Ra,iisal Wasaaraha Itoobiya Dr Abiy Ahmed oo Isku Shaandhayn Aan Hore Loo Arag Ku Samaynaya Golihiisa Wasiirada”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Ra,iisal Wasaaraha Itoobiya Dr Abiy Ahmed oo Isku Shaandhayn Aan Hore Loo Arag Ku Samaynaya Golihiisa Wasiirada"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/9wVHmYr3JJE
...
Tuesday, January 23, 2024
-
“Ma Jirto Cid Udiidan Itoobiya Inay Hesho Bad Waxase Ahayd Inay Anaga Somaliya Nasoo Marto”Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud”Daawo Muuqaal
"Ma Jirto Cid Udiidan Itoobiya Inay Hesho Bad Waxase Ahayd Inay Anaga Somaliya Nasoo Marto"Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/EFssXzXcRxA
...
Tuesday, January 23, 2024
-
Golaha Wakiilada Jsl Oo Jawaab Ka Bixiyay Xeerkii Uu Madaxwaynuhu Guurtida Kusoo Celiyay!
Shir gudoonka Golaha wakiilladda JSL ayaa maanta ka jawaabay warqad maalintii shalay Madaxweynuhu u gudbiyey Golaha Guurtida JSL., Taasi oo ahayd in uu golaha guurtida kusoo celiyay xeerarkii ay ansixiyeen golaha wakiilada iyo g...
Tuesday, January 23, 2024
-
“Golaha Guurtidu Waxanu Fadhiyaynaa ilaa Inta Aanu Dhimanayno,Madaxweyne Muusena Waa Geesi Maanta Sanadka Isaga Uun Ayaa inaga Saari Kara’Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho”Daawo Muuqaal
"Golaha Guurtidu Waxanu Fadhiyaynaa ilaa Inta Aanu Dhimanayno,Madaxweyne Muusena Waa Geesi Maanta Sanadka Isaga Uun Ayaa inaga Saari Kara'Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/h9qu6VAVFVg
...
Tuesday, January 23, 2024
-
Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Oo Ka Hadlay Muranka Cusub Ee Doorashada Somaliland Iyo Heshiiskii Uu Lasoo Galay Itoobiya”Daawo Muuqaal
Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Oo Ka Hadlay Muranka Cusub Ee Doorashada Somaliland Iyo Heshiiskii Uu Lasoo Galay Itoobiya"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/tQ8iRE5uzcU
B...
Tuesday, January 23, 2024
-
Dr:Shiine oo Muxaadiradii Caafimaad oo Xanuunada Indhaha Ku Dhaca Uqabtay Bulshada Burco”Daawo Muuqaal
Dr:Shiine oo Muxaadiradii Caafimaad oo Xanuunada Indhaha Ku Dhaca Uqabtay Bulshada Burco"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/4tA8NfARvgY
&n...
Tuesday, January 23, 2024
« Previous Page — Next Page »