-
Garyaqaan Xuseen Shabeel Oo ka Hadlay Waxa Sharcigu Ka Qabo Qofka Dalka Soo Galiya Raashin Dhacay
Garyaqaan xuseen shabeel oo kamid ah sharciyaqaanada Somaliland ayaa ka hadlay waxa sharciga dalka ka qabo qofka ama shirkada raashin dhacay dalka soo galisa kaasi oo halis ku ah caafimaadk shacabka Somaliland.
...
Thursday, November 9, 2023
-
Hablo Kamida Shaqalaha Dekeda Berbera oo La Baray Ku Shaqaynta Qalabka Culus ee Rarka Iyo Rogida Badeecadaha”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Hablo Kamida Shaqalaha Dekeda Berbera oo La Baray Ku Shaqaynta Qalabka Culus ee Rarka Iyo Rogida Badeecadaha"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/AZ3128fSgq4
...
Thursday, November 9, 2023
-
Xeer Ilaalinta Qaranka jsl Oo Amar Ku Bixisay In Lasoo Qabto Ganacsatadii Dalka Keentay Bariiska Dhacay.
Xafiiska xeer ilaalinta qaranka ee gobolka maroodijeex ayaa qoraal ay soo saartay laamaha amaanka ku amartay in lasoobaadho ganacsatadii dalka keentay bariska dhacay kaasi oo ay cadaysay dhicitaankiisa haayada dhawrista tayada iya...
Thursday, November 9, 2023
-
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaal Laysku Gabal Dhacsaday Oo Dhexmaray Huwanta Laascanood Iyo Ciidanka Deegaanka Buqdharkeyn
Dagaal ayaa saaka deegaano katirsan gobolka sool ku dhexmaray kooxaha huwanta ee ku sugan sool iyo ciidan beeleedka beesha Habar jeclo ee ku suganaa deegaanadooda kuwaasi oo ay huwantu weerar kusoo qaaday.
Sidoo kale ciidamad...
Thursday, November 9, 2023
-
Xamaas oo Hurdo La’aan Iyo Werwer Joogto Ah Ku Riday Israa’iil”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Xamaas oo Hurdo La'aan Iyo Werwer Joogto Ah Ku Riday Israa'iil"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/-7QusGEdrkM
Berberatoday.com...
Wednesday, November 8, 2023
-
Shir Nabadayna oo Mag Horaanteed Lagu Kala Qaatay oo Ka Qabsoomay Ceel Afweyn”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Shir Nabadayna oo Mag Horaanteed Lagu Kala Qaatay oo Ka Qabsoomay Ceel Afweyn"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/8KVhsEB4b6I
&...
Wednesday, November 8, 2023
-
Siyaasi Abgaal Oo Si Qotodheer Uga Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Somaliland Iyo Fariinta Uu Udiray Madaxwayne Biixi Iyo Qurba Joogta Reer Awdal.
Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal oo xilal wasiirnimo kazoo qabtay xukuumadihii hore ee Somaliland hadana kamid ah xisbiga mucaaridka ee wadani kana mid siyaasiyiinta ugu miisaanka culus gobolka awdal aaa ka hadlay xaalada siyaasadeed...
Wednesday, November 8, 2023
-
Haayada Dhawrista Tayada Jsl Oo War Kasoo Saartay Raashin Dhacay Oo Ay Soo Qabatay Dawlada Hoose Ee Hargaysa!
Haayada dhawrista tayada Somaliland ayaa war kazoo saartay bariis dhacay oo dawlada hoose ee caasimada hargaysa gacan ku dhigtay kaasi oo dalka kazoo galay dhinaca jabuuti.
Sidoo kale taayada dhawrista ayaa cadaysay in uu dhaca...
Wednesday, November 8, 2023
-
Komishanka Doorashooyinka Oo Kulan La Qaatay Safiirka Dalka Taiwan Ufadhiya Somaliland.
Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa xaruntooda ku qaabiley Safiirka Dalka Taiwan ee JSL Ambassador Allen Chenhwa Lou. KDQ waxa ay Safiirka warbixin ka siiyeen hawlaha diyaargarowga iyo derdergalinta hawlaha doorshaooyinka s...
Wednesday, November 8, 2023
-
Iska Hor Imaad Laba Ciidan oo Kadhacay Magaalada Garowe oo Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Ah oo Ka Dhashay”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Hor Imaad Laba Ciidan oo Kadhacay Magaalada Garowe oo Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Ah oo Ka Dhashay"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/1RgeUKwzYuA
...
Wednesday, November 8, 2023
« Previous Page — Next Page »