Gudida Nabad Galiyada Gobolka Saaxil oo Go,aamo Soo Saaray
Gudida Nabadgelyada Gobolka Saaxil ayaa soo saartay go’aamo ku wajahan dalxiisayaasha imanaya xeebaha Gobolka inta lagu jiro maalmaha Ciida, iyaga oo faray inay si gaar ah uga feejignaadaan khataraha ka iman kara badda, isla mar...