-
“Ciidanka Go’da La Geeyay Waa Xaalad-abuur, Nabadgalyo-darada uu Muuse Doonayanaana Guriguu Joogo Ayay Ka Bilaamaysaa”Xildhibaan Xasan Ogaal
“Ciidanka Go'da La Geeyay Waa Xaalad-abuur, Nabadgalyo-darada uu Muuse Doonayanaana Guriguu Joogo Ayay Ka Bilaamaysaa"Xildhibaan Xasan Ogaal
https://youtu.be/xrV2vcWzjP0
&n...
Thursday, January 25, 2024
-
“Safaradda Cadawadeed Ee Xasan Sheikh Jsl Darteed Ugallayo Maalin Dhaw Diyaarad Baa La Dhici Doonta..”Wasiir Cabdinaasir Buuni”Daawo Muuqaal
"Safaradda Cadawadeed Ee Xasan Sheikh Jsl Darteed Ugallayo Maalin Dhaw Diyaarad Baa La Dhici Doonta.."Wasiir Cabdinaasir Buuni"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/od5LZfWxVZY
&nbs...
Thursday, January 25, 2024
-
“Maanta Deegaan Qudha Laga Hadlimaayee Qarankoo Dhan Baa Badbaado Ubaahan”Musharax Cabdiraxmaan Ciro”Daawo Muuqaal
"Maanta Deegaan Qudha Laga Hadlimaayee Qarankoo Dhan Baa Badbaado Ubaahan"Musharax Cabdiraxmaan Ciro"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/J2L-6suMuiY
...
Thursday, January 25, 2024
-
Gabadh Yar oo Xaamilo Ah oo Mudo 6 Sano Ah Ku Shaqaynaysay Macalinimo Tubaruca oo Ku Foolatay Hoolkii Itaxaanka Lagaga Qaaday Macalimiinta Oo Gudoomiyaha Haayada Shaqaaluhu Liiskii Ka Saaray oo Cabasho Soo Gudbisay”Daawo Muuqaal
Gabadh Yar oo Xaamilo Ah oo Mudo 6 Sano Ah Ku Shaqaynaysay Macalinimo Tubaruca oo Ku Foolatay Hoolkii Itaxaanka Lagaga Qaaday Macalimiinta Oo Gudoomiyaha Haayada Shaqaaluhu Liiskii Ka Saaray oo Cabasho Soo Gudbisay"Daawo Muuqaal
...
Thursday, January 25, 2024
-
Madaxweyne Muuse Biixi oo Xil Ka Qaadis Iyo Magacaabis Ku Sameeyay Xubno Kamid Golaha Wasiirada Somaliland
Wareegtooyin Madaxweyne 24.01.2024
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne uu xilka qaadis, magacaabid ku sameeyey qaar ka mida xubnaha Golaha Wasiirrada Jam...
Thursday, January 25, 2024
-
Dawladda Ingiriiska oo Ka Hadashey Heshiiska Bada Iyo Citiraafka ee Itoobiya Iyo Somaliland Hordhiciisa Wada Gaadheen”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Dawladda Ingiriiska oo Ka Hadashey Heshiiska Bada Iyo Citiraafka ee Itoobiya Iyo Somaliland Hordhiciisa Wada Gaadheen"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/x0HBYXsE69Y
&...
Thursday, January 25, 2024
-
Xukuumada Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Hadalkii Siyaasi Cabdiqaadir Jirde.
Wasiirka wasaarada xidhiidhka golayaasha Somaliland Cabdinaasir Buuni ayaa jawaab ka bixiyay hadalkii siyaasi cabdiqaadir jirde isagoo madaxwaynaha ka difaacay eedaha sharci ee uu ugu jeediyay xeerka uu golaha guurtida kusoo celiy...
Thursday, January 25, 2024
-
Suldaan Mawliid Cali Sabayse Oo Si Kulul Ugu Jawaabay Suldaan Cabdiraxmaan Good, Sheegayna Inay La Qaateen Colaada Uu Iclaamiyay!
Suldaan Mawliid Cali Ibraahim “Sabayse” oo kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland ee kazoo jeeda beesha sacad muuse ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal maalintii shalay kazoo yeedhay suldaan cabdiraxmaan good oo kamid ah madaxda ...
Thursday, January 25, 2024
-
Safiirka Itoobiya Ufadhiya Qarammada Midoobay Oo Madal Caalamiya Ka Difaacay Heshiiska Ay La Galeen Somaliland!
Kuxigeenka Safiirka Itoobiya u qaabilsan Qarammada midoobay, Samuel Isa, oo ka qaybgalay shir ay Magaalada Kampala ku yeesheen dalalka G77 iyo Shiinaha, ayaa ka hadlay ahmiyadda iskaashiga Jamhuuriyadda Somaliland iyo Itoobiya ay ...
Thursday, January 25, 2024
-
“Qoladan Mucaaradka Waxaan Leeyahay Waar Muxuu Ahaa Waxaad Doonayseen?”Maxamed Muraad Maayarkii Hore ee Burco”Daawo Muuqaal
“Qoladan Mucaaradka Waxaan Leeyahay Waar Muxuu Ahaa Waxaad Doonayseen?"Maxamed Muraad Maayarkii Hore ee Burco"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/6711YTIw5EI
...
Wednesday, January 24, 2024
« Previous Page — Next Page »