-
Xukuumada Somaliland Oo Markale Shacabka Uga Digtay Roobab Laga Cabsi Qabo!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha haayada udiyaar garowga Aafooyinka ee jsl faysal cali sheikh ayaa markale bulshada reer Somaliland uga digay roobab la saadaalinayo In ay ka da,aan gobolada dalka qaarkood kuwaasi oo ay sheeg...
Saturday, October 14, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo Markii Uhoraysay Ka Hadashay Wararka Sheegaya In Ay Lacag Soo Baabacanayso!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada ganacsiga iyo warashadaha jsl Maxamuud xasan sacad “saajin” ayaa markii uhoraysay ka hadlay wararka sheegaya in baanka dhexe ee Somaliland soo daabacanayo lacag
Wasiirka ganacsi...
Saturday, October 14, 2023
-
“Maamulka Puntland Oo Aad Ugu Fadallo Dheer Inuu Somaliland Hab Beelaysan Dhul Kaga Qaato, Waxan Leeyahay Waynu Is Hurranahay” Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu digniin u diray maamulka Puntland oo gardarro joogto ah ku haya xuduudaha bari ee qaranka, waxana uu caddeeyey inaanay marnaba hirg...
Saturday, October 14, 2023
-
Gudi Baadhiseed oo Loosoo Diray Fadeexadii Xatooyada Cashuurta Dawlada ee Ka Dhacday Kastamka Berbera oo Isha Lagu Hayo Natiijada Ay Soosaari Doonaan
Gudidii Berbera utimi baadhista fadeexadii Musuqmaasuq ee lagu Lunsaday Lacagtii Cashuurta Dawlada ee Boqolaalka Milyan ee Sl Shilinka aheyd ee kaantaroolka Haleeya ee Bariga Hargeysa lagu qabtay oo maanta baadhistoodii ka Bilaa...
Friday, October 13, 2023
-
Aas Qaran oo Degmada Sheekh Loogu Sameeyey Maxamed Faarax Qabile”Daawo Muuqaal
Aas Qaran oo Degmada Sheekh Loogu Sameeyey Maxamed Faarax Qabile"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Rj5TzR0Xwas
Berberatoday.com...
Friday, October 13, 2023
-
Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdillahi oo Kawaramay Sifihii uu Lahaa Marxuum Maxamed Faarax Qabile”Daawo Muuqaal
Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdillahi oo Kawaramay Sifihii uu Lahaa Marxuum Maxamed Faarax Qabile"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/T0rkl9J-wGc
...
Friday, October 13, 2023
-
“Xisbiga Kulmiye Bar Madow ayuu ku Noqday Somaliland”Yuusuf Kayse Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Ucid”Daawo Muuqaal
"Xisbiga Kulmiye Bar Madow ayuu ku Noqday Somaliland"Yuusuf Kayse Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Ucid"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/og5l_o2dJ7c
...
Friday, October 13, 2023
-
Gudoomiyaha Baanka Somaliland oo Ka Hadlay Waajibaadka Baanka,Sicir Bararka Iyo In Lacag Lasoo Daabacayo”Daawo Muuqaal
Gudoomiyaha Baanka Somaliland oo Ka Hadlay Waajibaadka Baanka,Sicir Bararka Iyo In Lacag Lasoo Daabacayo"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/V-wl6m7K54w
...
Friday, October 13, 2023
-
Wasaarada Waxbarashada Iyo Sayniska Somaliland oo Bilawday Qeybinta Buugaagta Manhajka Qaranka Somaliland”Daawo Muuqaal
Wasaarada Waxbarashada Iyo Sayniska Somaliland oo Bilawday Qeybinta Buugaagta Manhajka Qaranka Somaliland"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/jSYrgielq74
 ...
Friday, October 13, 2023
-
“Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud Door Kuma Lahayn Colaadii Laascaanod.” Maxamuud Xaashi Gudoomiyaha Ururka Kaah”Daawo Muuqaal
“Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud Door Kuma Lahayn Colaadii Laascaanod.” Maxamuud Xaashi Gudoomiyaha Ururka Kaah"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/T-F_163c8GE
 ...
Friday, October 13, 2023
« Previous Page — Next Page »