-
Webiga Shabeelle oo Bilaabay Fatahaado Iyo Digniinta Maamulka ee El Nino
Mahadaay(Berberatoday.com)-Webiga Shabeelle, ayaa bilaabay inuu ku fataho deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha dhexe, ka dib markii uu sara kac ku yimid heerka biyaha Webiga Shabeelle ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Fa...
Sunday, October 8, 2023
-
“Ninka Diidan In Laascanood Somaliland Laga Xukumo, Sidee Buu Iigu Qancin Karaa, Hargaysa In Xamar Laga Xukumo”Caaqil Jaambiir.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Chief caaqil Rashiid Jaambiir Suldaan oo lala yeeshayw waraysi ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalka somailand go,aamadii ay soo saareen gudida beesha bariga burco ee lagu xaliyay khilaafkii doorashooyi...
Sunday, October 8, 2023
-
Munaasibad Lagu Xusayay Sanad Guuradii 112Aad Ee Dalka Taiwan Oo Lagu Qabtay Caasimada Somaliland.
Munaasibad lagu xusayay sanad guuradii 112aad ee dalka tawain ayaa maanta lagu qabtay caasimada Somaliland hargaysa taasi oo ay kazoo qabgaleen madax ka socotay xukuumada somaliland iyo wakiilka tawain ufadhiya Somaliland.
...
Sunday, October 8, 2023
-
Wakiilka Somaliland Ufadhiya Sweden Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Deganaanshaha Dalka Sweden Lagala Noqday Ninka Leh Waridaad Tv.
Wakiilka Somaliland ufadhiya dalka Sweden amb sakariye xasan wacays ayaa ka hadlay wararka sheegayna in deganaanshaha dalka Sweden lagala noqday nin youber ah oo reer Somaliland kaasi oo lagu magacaabo war idaad tv isagoo sheegay ...
Sunday, October 8, 2023
-
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Ka Digay Khatarta Roobabka Iyo Fatahaadaha Bilaabmay
Muqdisho(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale, ayaa ku baaqay in laga diyaargaroobo khatarta ka iman karta Roobabka xooggan iyo Fatahaadaha, oo la saad...
Sunday, October 8, 2023
-
Hezbollah oo Aag Dagaal oo Cusub Ku Furtay Isreal oo Weli La Jaahwareersan Jugtii Hamas”Daawo Warbixin Muqaal Ah
Hezbollah oo Aag Dagaal oo Cusub Ku Furtay Isreal oo Weli La Jaahwareersan Jugtii Hamas"Daawo Warbixin Muqaal Ah
https://youtu.be/4O3l9ruzEHI
&n...
Sunday, October 8, 2023
-
Dagaalyahanada Urur Xamaas oo Weerar Culus Ku Qaaday Magaalooyin Dhawra oo Yuhuudu Leedahay Khasaare Baaxad Lehna Gaadhsiiyay”Daawo Muuqaalka Wararkii Udambeeyay
Dagaalyahanada Urur Xamaas oo Weerar Culus Ku Qaaday Magaalooyin Dhawra oo Yuhuudu Leedahay Khasaare Baaxad Lehna Gaadhsiiyay"Daawo Muuqaalka Wararkii Udambeeyay
https://youtu.be/s8kWf8gPApA
&nb...
Saturday, October 7, 2023
-
Wasaarada Maaliyada Somaliland Warbixin Ka Dayrisay Heerka Dhaqaalaha Somaliland Soo Gala”Daawo Muuqaal
Wasaarada Maaliyada Somaliland Warbixin Ka Dayrisay Heerka Dhaqaalaha Somaliland Soo Gala"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/uzQBO981wQA
B...
Saturday, October 7, 2023
-
Dalada Guud ee Ururrada Siyaasadda Oo Maanta Looga Yeedhay Golaha Guurtida Iyo Waxa Lagala Hadlay”Daawo Muuqaal
Dalada Guud ee Ururrada Siyaasadda Oo Maanta Looga Yeedhay Golaha Guurtida Iyo Waxa Lagala Hadlay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/LKfhJKZXsOc
&nb...
Saturday, October 7, 2023
-
Xildhibaan Nuuradiin Axmed Dayib oo Bilawgii Dagaalkii Laascaanood Qori Qaatay oo Kooxaha Huwanta Lasoo Saftay oo Hada Hargeysa Jooga Oo Kawaramay Sababtii Ku Kaliftay Ficilkaas”Daawo Muuqaal
Xildhibaan Nuuradiin Axmed Dayib oo Bilawgii Dagaalkii Laascaanood Qori Qaatay oo Kooxaha Huwanta Lasoo Saftay oo Hada Hargeysa Jooga Oo Kawaramay Sababtii Ku Kaliftay Ficilkaas"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/qA1GF7I7sIM
&nb...
Saturday, October 7, 2023
« Previous Page — Next Page »