|
Warar
-
Madaxweynaha Jsl Oo Qaabilay Maayarka Iyo Kuxigeenka Degmada Burco Oo Maalintii Shalay Ku Biiray Xisbiga Kulmiye!
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Maayarka cusub ee dhawaan loo doortay degmada Burco, Mudane Maxamed Xirsi Axmed Iyo maayar-ku-xigeenkiisa, Mudane Suldaan Nuux Ja...
Tuesday, January 16, 2024
-
Golayaasha Guurtida Iyo Wakiilada Oo Khilaaaf Doorashooyinka Ahi Ka Dhex Qarxay”Daawo Muuqaal
Golayaasha Guurtida Iyo Wakiilada Oo Khilaaaf Doorashooyinka Ahi Ka Dhex Qarxay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/OSUj9eeiGkY
B...
Tuesday, January 16, 2024
-
“Siidhigii uu Ina Cirro Afuufay Ayaa Amni Daradda Iyo Dib Udhaca Dorashoyinka Keenay” Cabdiraxmaan Xaaji Cabdillahi”Daawo Muuqaal
"Siidhigii uu Ina Cirro Afuufay Ayaa Amni Daradda Iyo Dib Udhaca Dorashoyinka Keenay" Cabdiraxmaan Xaaji Cabdillahi"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/W5DhhucURfc
 ...
Tuesday, January 16, 2024
-
“Sharciyan waa in Golaha Guurtida Dib Loogu Celiyaa Mar Kale Xeerarka Doorahooyinka” Garyaqaan Maxamed Ciise Aadan
"Sharciyan waa in Golaha Guurtida Dib Loogu Celiyaa Mar Kale Xeerarka Doorahooyinka" Garyaqaan Maxamed Ciise Aadan.
" Mashruuca sharci ee maanta Golaha wakiiladu diideen wax ka badalka iyo kaabista guurtidu ku s...
Tuesday, January 16, 2024
-
“Maraykanku Waa Inuu Somaliland Aqoonsadaa Daqiiqado Gudahood Marka Ay Ictiraafto Itoobiya”Micheal Rubin.
Khabiir Michael Rubin oo ah xeel dheere axadha siyaasadda iyo Ammaanka, ayaa ugu baaqay dalkiisa Maraykanka inuu Jamhuuriyadda Somaliland aqoonsado daqiiqado gudahood marka ay Itoobiya shaaciso ictiraafka Somaliland.
Micheal ...
Tuesday, January 16, 2024
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Marxuum Yuusuf Cilmi Ayaanle Oo Ku Geeriyooday Magaalada Adis Ababa!
TACSI MADAXWEYNE: 15/01/2024.
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa...
Tuesday, January 16, 2024
-
Dawlada Itoobiya Oo Sheegtay in Waddamada Darisku Sii Ogaayeen Heshiiska Somaliland
La-taliyaha Amniga Qaranka ee Ra’iisal-wasaaraha Ethiopia, Redwan Hussien, ayaa sheegay inay dalalka Gobolka Geeska Afrika sii ogaayeen heshiiska is-afgarad ee dhawaan dhexmaray madaxweynaha Somaliland iyo Ra’iisal-wasaaraha...
Tuesday, January 16, 2024
-
Miyaa Lala Dagaalami Karaa Hogaamiye Islaam Ah oo Xad-gudub Ku Haya Umad Muslim Ah”Sheekh Berberaawi Ayaa Ka Fadwoonaya”Daawo Muuqaal
Miyaa Lala Dagaalami Karaa Hogaamiye Islaam Ah oo Xad-gudub Ku Haya Umad Muslim Ah"Sheekh Berberaawi Ayaa Ka Fadwoonaya"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/_8tWzM-g4q0
&...
Tuesday, January 16, 2024
-
“Siyaad Barre Ayaa Badhaadhe Ku Gaadhi Lahaa Dad Xabsiyada Laga Buuxiyo”Garyaqaan Guuleed Dafac”Daawo Muuqaal
"Siyaad Barre Ayaa Badhaadhe Ku Gaadhi Lahaa Dad Xabsiyada Laga Buuxiyo"Garyaqaan Guuleed Dafac"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/8WeV_Y59EnA
 ...
Monday, January 15, 2024
-
“Somaliya Waali Bay Ka Shaqeynaysaa, Somaliya Iyadaa Somaliland Kusoo Biirtay”Siyaasi Cali Warran Cadde”Daawo Muuqaal
"Somaliya Waali Bay Ka Shaqeynaysaa, Somaliya Iyadaa Somaliland Kusoo Biirtay"Siyaasi Cali Warran Cadde"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/00Q_xUaRLg0
...
Monday, January 15, 2024
« Previous Page — Next Page »
|
|