-
“Yaynaan Noqon Caydh Jibootay”Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya+Duruufaha Ku Xeeran!
Musharaxa \Madaxwayne ee xisbiga waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” ayaa ka hadlay heshiiskii isgarad ee ay wada gaadheen Somaliland Iyo Itoobiya iyo Duruufaha in bulshada loo sharaxo Ubaahan ee ku xeeran.
...
Sunday, January 7, 2024
-
Xildhibaanada Isbahaysiga Aqlabiyada Golaha Wakiilada Somaliland Oo Kulan Ku Yeeshay Magaalada Hargaysa Iyo Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay”Daawo Muuqaal
Xildhibaanada Isbahaysiga Aqlabiyada Golaha Wakiilada Somaliland Oo Kulan Ku Yeeshay Magaalada Hargaysa Iyo Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/eMTFIRppwIY
&nbs...
Sunday, January 7, 2024
-
“Baahi Weyn Waxanu Maanta Uqabnaa Midnimo La Mideeyo Shacabka Somaliland Iyo Nabad Galiyada oo La Adkeeyo”Siyaasi Maxamud Xaashi”Daawo Muuqaal
"Baahi Weyn Waxanu Maanta Uqabnaa Midnimo La Mideeyo Shacabka Somaliland Iyo Nabad Galiyada oo La Adkeeyo"Siyaasi Maxamud Xaashi"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/UC9rbUn64aM
&n...
Sunday, January 7, 2024
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Kulan Deg Deg Ah Iskugu Yeeshay Xisbiyada Mucaaridka Iyo Urur Siyasadeedyada Somaliland!
Qoraal kasoo baxay qasriga madaxtooyada Somaliland islamarkaana uu ku sexeexan yahay Xoghayaha Gaarka ah Ee Madaxwaynaha Somaliland Mubaarik Ismaaciil Taani ayaa marti qaad loogu fidiyay hogaamiyayaasha xisbiyada mucaaridka iyo Ur...
Sunday, January 7, 2024
-
“Cida Aan Wali Warkeedu Cadayn ee Fari Ku Godantahay ee Noqonoqonaysaa Waa Itoobiya ee Marba War Kasoo Saaraysa Isfahamkii Heshiiska”Cabdilahi Dahab”Daawo Muuqaal
"Cida Aan Wali Warkeedu Cadayn ee Fari Ku Godantahay ee Noqonoqonaysaa Waa Itoobiya ee Marba War Kasoo Saaraysa Isfahamkii Heshiiska"Cabdilahi Dahab"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/GvaE7iMaBmg
&n...
Sunday, January 7, 2024
-
Halista Ku Deyran Meelmarinta Heshiiska Isfaham Ee Somaliland Iyo Itoobiya! Siyaasi Cali Guray.
Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) oo kamid ah siyaasiyiinta Reer Somaliland ee ka foolaada siyaasadaha geeska Africa iyo ta Gudaha Somaliland ayaa ka hadlay halisaha ku Gadaaman Meelmarinta hesiiska Isfaham ee dhawaan madax...
Sunday, January 7, 2024
-
Aas Aasaha World Remit Oo Ka Hadlay Weeraro Lagu Soo Qaaday Ganacsigiisa, Fashiliyayna Culimo Iyo Ganacsato Reer Somaliya Ah Oo Loo Adeegsanayo Arimo Lidku Ah Somaliland.
Aas Aasaha xawaalada WorldRemit Ismaaciil Axmed ayaa ka hadlay weeraro iyo dacaayado ka dhan ah worldRemit oo baraha bulshada lagu faafinayay tan iyo intii uu ka hadlay heshiskii Somaliland iyo Itoobiya taasi oo ay daba ka wadaan ...
Sunday, January 7, 2024
-
Jaaliyada Somaliland Ee Dalka Zambiya Oo Taageeray Heshiiskii Somaliland Iyo Ethopia! J
JAALIYADDA SOMALILAND EE CENTRAL AFRICA DALKA ZAMBIA.
Haddii aannu nahay Guddida Jaalliyadda Somaliland ee dalka Zambia 00 aa centralka Afrika, o ka wakiil ah dhammaan muwaadiniinta u dhalatay.
Jamhuuriyadda Somaliland e...
Sunday, January 7, 2024
-
Warar Khilaafsan Hordhaca Heshiiska Somaliland Iyo Itoobiya oo Kasoo Yeedhay Sarkaalkii Ka Shaqeeyay Isfahamka Heshiiska”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Warar Khilaafsan Hordhaca Heshiiska Somaliland Iyo Itoobiya oo Kasoo Yeedhay Sarkaalkii Ka Shaqeeyay Isfahamka Heshiiska"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/ppffA7JMCWY
...
Saturday, January 6, 2024
-
“Heshiiska Itoobiya La Gashay Somaliland Waxa Uu Abuurayaa Fursado Badan Oo Horumarineed”Lawrence Freeman.
Lawrence Freeman oo u dhashay dalka Maraykanka oo u dhuun daloola siyaasadda iyo dhaqaalaha Afrika ayaa sheegay in heshiiska Itoobiya iyo Somaliland uu tusaale wanaagsan u yahay horumarka qaaradda.
Itoobiya waxa ay Somalila...
Saturday, January 6, 2024
« Previous Page — Next Page »