-
“Waar Hooy Haku Halaagsamina Halowda Haweenka”Sheekh Axmed Iid”Daawo Muuqaal
"Waar hooy Haku Halaagsamina Halowda Haweenka"Sheekh Axmed Iid"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/zTCLbnQ_ed8
Berberatoday.com...
Friday, September 15, 2023
-
Gen Caare Oo Fariimo Isbarkan Udiray Beeshiisa Iyo Madaxwayne Muuse Biixi”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-General caare ayaa fariimo isbarkan oo la xidhiidha doorashada soo socota ee madaxtooyada beesha uu kasoo jeedo ee garxajis iyo madaxwayne biixi oo uu ugu baaqay in uu sanduuqa doorashada dhulka dhigo.
...
Friday, September 15, 2023
-
Masuuliyiin Xukuumada Katirsan Oo Ka Hadlay Sobobta Loo Burburiyay Dhismihii Khayriyada, Maxayse Ka Yidhaahdeen Wararka Sheegaya In La Iibiyay?
Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland iyo gudoomiyaha baanka dhexe ee jsl ayaa ka hadlay sobobta xukuumadu uburburinayso dhismihii ay dhawaan ka dhistay fagaaraha lagu nasto ee khayriyada
Sidoo kale masuuliyiinta ayaa jawaab ka bi...
Friday, September 15, 2023
-
Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Tirada Ardayda Ee Gudubtay Imtixaanka Shahaadiga Ahaa Iyo Kuwa Dhacay Sanadkan!
Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Tirada Ardayda Ee Gudubtay Imtixaanka Shahaadiga Ahaa Iyo Kuwa Dhacay Sanadkan!
...
Friday, September 15, 2023
-
Gobolka Saaxil oo Kaalinta 1aad Ugalay Itaxaanka Shahaadiga Ah ee Somalilanc
Gobolka Saaxil gaara ahaan degmada Sheekh oo kaalinta 1aad u gashay dhamaan dugsiyada dhexe iyo sare ee Jamhuuriyada Somaliland
Kala sareynta dugsiyadda natiijada imtixanadka qaranka 10 Sareeya /5 Kamid Saaxil Baa...
Thursday, September 14, 2023
-
Magacyada Soomaalida Siyaasadda Uxidhannaa ee Itoobiya Siiddeysay Iyo Kuwa Hadhay
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Saacadihii lasoo dhaafay ee xalay illaa maanta, waxa baraha ay bulshadu ku xidhiidho si weyn loogu hadal-hayay warar sheegaya in la cafiyey dhamaan maxaabiista siyaasadeed ee Soomaalida ee ku ...
Thursday, September 14, 2023
-
Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Ka Hadlay Shaacinta Itaxaanka Shahaadiga Ah ee Somaliland Iyo Qorshaha Wasaarada ee Mustaqbalka Dhaw”Daawo Muuqaal
Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Ka Hadlay Shaacinta Itaxaanka Shahaadiga Ah ee Somaliland Iyo Qorshaha Wasaarada ee Mustaqbalka Dhaw"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/ZRm07chwx4A
&nbs...
Thursday, September 14, 2023
-
Wafti Balaadhan oo Kasocda Golayaasha Dawlada Federaalka Somaliya Oo Laascaanood Yimi
Laascaanod(Berberatoday.com)-Wafdi Balaadhan oo ka kooban 50 Siyaasi kala duwan Xildhibaanda laba gole Kuwa oo ka yimi Muqdisho oo katirsan Dawlada Federaalka Somaliya ayaa ka soo degey Garoonka Diyaaradaha ee Gambadhe ee Laascaan...
Thursday, September 14, 2023
-
Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo Ku Dhiiran Waayay Inay Ka Jawaabaan Su’aalo Warbaahintu Weydiisey Kana Gaabsaday”Daawo Muuqaal
Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo Ku Dhiiran Waayay Inay Ka Jawaabaan Su'aalo Warbaahintu Weydiisey Kana Gaabsaday"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/6W2ArgdQgQg
&n...
Thursday, September 14, 2023
-
“Aqoontii Ina Cali Bile Waataa Dhisikari Wayday Khayriyadii Hargeysa Kolba Duminaysa”Xildhibaan Mubarak Xeeldheere”Daawo Muuqaal
"Aqoontii Ina Cali Bile Waataa Dhisikari Wayday Khayriyadii Hargeysa Kolba Duminaysa"Xildhibaan Mubarak Xeeldheere"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/fhxl7cejn-4
...
Thursday, September 14, 2023
« Previous Page — Next Page »