-
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Sheegay In Aan La Iibin Karin Dhulka Xaafada Iidaan Ee Dhawaan La Dajiyay Dadka Shacabka Ah”Daawo Muuqaal
Maayarka caasimada Hargaysa Cabdikariin Axmed Mooge ayaa saaka kormeeray dhulka cusub ee la dajiyay dad laga soo raray magaalada hargaysa ee xaafada iidaan
Sidoo kale maayar mooge ayaa amar ku bixiyay in aanay dhulka dadkan las...
Friday, December 15, 2023
-
Aqoonyahanka Iyo Haldoorka Reer Somaliland Ee Magaalada Bristol Ku Dhawaaqay Isbadal Dalka Lagu Badbaadiyo Dalka Iyo Fariin Culus Ay Udireen Madaxwayne Muuse Biixi.
Aqoonyahanka iyo haldoorka jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan magaalada Bristol ee dalka ingiriiska gaar ahaan beesha subeer awal ayaa iskugu yimid shir ay kaga arinsanayaan xaalada siyaasadeed ee Somaliland iyo haliska dagaal...
Friday, December 15, 2023
-
Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Lagaga Hadlay Amniga Iyo Ganacsiga Laguna Ansixiyey Laba Xeer.
WAR-SAXAAFADEED.
Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo lagaga Hadlay Amniga iyo Ganacsiga Laguna Ansixiyey Laba Xeer.
Hargeysa-14-12-2023-()-Fadhigii 121aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somal...
Friday, December 15, 2023
-
Wefti Uu Hoggaaminayo Guddoomiye ku xigeenka 2-Aad Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Baarlamaanka Wales,
Wefti uu Hoggaaminayo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa kulan la yeeshay Baarlamaanka Wales, waxaana soo agaasimay La-taliye Sare, Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Arrimaha Dastuur...
Friday, December 15, 2023
-
Dood Xiiso Badan oo Ku Saabsan Tacadiyada Ka Dhanka Ah Dumarka Iyo Carruurta”Daawo Muuqaal
Dood Xiiso Badan oo Ku Saabsan Tacadiyada Ka Dhanka Ah Dumarka Iyo Carruurta"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/4Q65tnafCCM
Berb...
Thursday, December 14, 2023
-
Soomaliya oo Ka Mid Noqotay Waddamada Adduunka ee Aan Daynta Lagu Lahayn ee Laga Cafiyay”Daawo Muuqaal
Soomaliya oo Ka Mid Noqotay Waddamada Adduunka ee Aan Daynta Lagu Lahayn ee Laga Cafiyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/hdWI8RxQ1Mw
Berberatoday.com...
Thursday, December 14, 2023
-
“Wajaale Oo Dakadii Dalka Ugu Balaadhneyd Bila Biyo Sii Ahaanmayso Inta Aan Joogo”Wasiir Saleebaan Cali Koore”Daawo Muuqaal
"Wajaale Oo Dakadii Dalka Ugu Balaadhneyd Bila Biyo Sii Ahaanmayso Inta Aan Joogo"Wasiir Saleebaan Cali Koore"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/iBXyAISTekM
&...
Thursday, December 14, 2023
-
Haweenay Sheekh Berberaawi Weydiisay Inay Dawo Isku Cadaysay Ninka Qabana Ay Ka Qarisay oo Midabkeedii Caadiga Ahaa Ugu Sheegtay Iyo Waxay Diintu Ka Qabto”Daawo Muuqaal
Haweenay Sheekh Berberaawi Weydiisay Inay Dawo Isku Cadaysay Ninka Qabana Ay Ka Qarisay oo Midabkeedii Caadiga Ahaa Ugu Sheegtay Iyo Waxay Diintu Ka Qabto"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/G3LYVcM5HOg
...
Thursday, December 14, 2023
-
“Shirka Walaaleeye Waanu Taageersanahay”Xildhibaano Kamida Xildhibaanada Golaha Guurtida”Daawo Muuqaal
"Shirka Walaaleeye Waanu Taageersanahay"Xildhibaano Kamida Xildhibaanada Golaha Guurtida"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/XsYZl1xJ-VI
&n...
Wednesday, December 13, 2023
-
“Habarjeclo Suldaanka Guud Oo Kaliyaa Afkooda Ku Hadli Kara, Sudaan Maxamuud Guuleed Iyo Kuwa La Maca Ahina Waxay Sulaadiin Uyihiin Beelaha Habar Jeclo …”Cabdirashiid Riyo-raac’Daawo Muuqaal
"Habarjeclo Suldaanka Guud Oo Kaliyaa Afkooda Ku Hadli Kara, Sudaan Maxamuud Guuleed Iyo Kuwa La Maca Ahina Waxay Sulaadiin Uyihiin Beelaha Habar Jeclo ..."Cabdirashiid Riyo-raac'Daawo Muuqaal
https://youtu.be/oT3pnaaOZRQ
&n...
Wednesday, December 13, 2023
« Previous Page — Next Page »