-
“Hadalka Saleebaan Waxa Uu Xambaarsanaa Caqli Xumo Iyo Nacasnimo, Xaal baanan Ka Bixinayaa” Boqor Buurmadow.
Boqor cismaan aw maxamuud buurmadow ayaa ka hadlay xaalada cakiran ee ka taagan Somaliland iyo isku dhicii khasaaraha nafeed sobobay ee ciidanka booliska Somaliland iyo jabhada buurta gacan libaax
Sidoo kale Boqor buurmadow aya...
Sunday, August 13, 2023
-
“Cirroy Inamada Kasoo Daji Buurta Ciyaalkaad Saartey Hadii Kale Kuwayagana Waanu Lasoo Degi Garxajisna Isaga Isku Jabaya oo Garxajis Wuu Kala Bixi”Salaadiinta Iyo Cuqaasha Beelweynta Ciidagale oo Hanjabay”Daawo Muuqaal
"Cirroy Inamada Kasoo Daji Buurta Ciyaalkaad Saartey Hadii Kale Kuwayagana Waanu Lasoo Degi Garxajisna Isaga Isku Jabaya oo Garxajis Wuu Kala Bixi"Salaadiinta Iyo Cuqaasha Beelweynta Ciidagale oo Hanjabay"Daawo Muuqaal
...
Sunday, August 13, 2023
-
Maareyaha Wakaalada Biyaha Berbera oo Kormeeray Ceelasha Biyaha Kalajab oo Biyo Balaadhin Laga Wado Dab Dhaliye Cadceedu Riminaysana Lagu Xidhayo
Berbera(Berberatoday.com)-Maareyaha Wakaalada Biyaha Berbera Khadar Siciid Firiko oo Kormeeray Ceelasha Biyaha Kalajab oo Biyo Balaadhin Laga Wado Dab Dhaliye Cadceedu Riminaysana Lagu Xidhayo
https://youtu.be/CA1V8K59heo
&n...
Sunday, August 13, 2023
-
“Dhalinyarada Buurta Joogta Ragbaa Wada, Beel Dagaalamaysaana Ma Jirto”Gudoomiye Cabdilahi Dahab”Daawo Muuqaal
"Dhalinyarada Buurta Joogta Ragbaa Wada, Beel Dagaalamaysaana Ma Jirto''Gudoomiye Cabdilahi Dahab"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/CXStKNwFRxQ
&nb...
Saturday, August 12, 2023
-
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Ka Hadlay Dhacdadii Buurta Gacan Libaax ee Askarta Booliska Ah Jabhadu Ku Laysay”Daawo Muuqaal
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Ka Hadlay Dhacdadii Buurta Gacan Libaax ee Askarta Booliska Ah Jabhadu Ku Laysay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/f-tOevC8bCM
...
Saturday, August 12, 2023
-
“Askarta Qaranka Waa Lawada Laayaye Sarkaalka Gabooye Waxa Cagta Madaxa Looga Saaray Waa Quudhsi Arinkaasina Maaha Wax Aanu Qaadan Karno Waananu Ka Dagaalamaynaa,Dagaal Aan Somaliyi Aqoon Ayaanu Naqaanaa oo Ku Aarsan Doonaa”Suldaan Maxamed Axmed Ismaaciil
"Askarta Qaranka Waa Lawada Laayaye Sarkaalka Gabooye Waxa Cagta Madaxa Looga Saaray Waa Quudhsi Arinkaasina Maaha Wax Aanu Qaadan Karno Waananu Ka Dagaalamaynaa,Dagaal Aan Somaliyi Aqoon Ayaanu Naqaanaa oo Ku Aarsan Doonaa"Suldaa...
Saturday, August 12, 2023
-
“Wixii Nabad Lagu Waayo Qori Laguma Helo,Qof Mayda oo Dadkaagiiya Inaad Kabtaada Madaxa Ka Saarto Waa Ceeb Diinta Islaamkuna Ma Ogola”Marwo Drs Edna Aadan Ismaaciil”Daawo Muuqaal
"Wixii Nabad Lagu Waayo Qori Laguma Helo,Qof Mayda oo Dadkaagiiya Inaad Kabtaada Madaxa Ka Saarto Waa Ceeb Diinta Islaamkuna Ma Ogola"Marwo Drs Edna Aadan Ismaaciil"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/uZEF5g_gM7Q
...
Saturday, August 12, 2023
-
“Maanta Waxa Is Haysta Waa Beel Iyo Intii Kale Markaa Gudi Ayaynu Usaaraynaa Arintaa”Gudoomiye Saleebaan Maxamud Aadan”Daawo Muuqaal
“Maanta Waxa Is Haysta Waa Beel Iyo Intii Kale Markaa Gudi Ayaynu Usaaraynaa Arintaa”Gudoomiye Saleebaan Maxamud Aadan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/xBXmKxRkAes
...
Saturday, August 12, 2023
-
“Arrinta Raga Buurta Galay Waxay Saaran Tahay Cabdiraxmaan Cirro, Dadka Hoggaaminayaana Waa Kuwii Gurigiisa Joogey Oo Caddayntoodii Ayaannu Haynaa.”Maxamed Kaahin Wasiirka Arimaha Gudaha”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Arimaha Gudaha somaliland oo ka hadlay dagaalkii maanta deegaanka goda yar ku dhexmaray ciidamada boolika jsl iyo jabhada buurta gacan libaax oo uu dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac lihi she...
Saturday, August 12, 2023
-
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Musharixiinta Reer Gabiley Ee Utartamayay Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad Ee Xisbiga Kulmiye!
Tan iyo Intii la shaaciyay Shir waynaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Ayaa waxaa soo Ifbaxay Tartanka loogu jiro gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga oo uu Banayn doono Gudoomiye kuxigeenka xiligan wasiir maxamed kaahin kaasi...
Saturday, August 12, 2023
« Previous Page — Next Page »