-
“Ma jirto Itoobiya Waxa Ay Xoog Iyo Duulaan Ku Doonayso…”Abiy Axmed.
Raysal-wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed ayaa sharaxaad ka bixiyay hadal uu dhawaan yidhi oo dood adag ka abuuray wadamada geeska Africa ee ay xuduudaha wadaagaan itoobiya kaasi oo ahaa in ay itoobiya qasab tahay In ay hesho deked is...
Thursday, October 26, 2023
-
Culimada Somaliland Qaranimada Iyagaa Wax Ku Noqday Mana Difaacaan Sh Maxmed Cabdi Daa”uud”Daawo Muuqaal
Culimada Somaliland Qaranimada Iyagaa Wax Ku Noqday Mana Difaacaan Sh Maxmed Cabdi Daa"uud"Daawo Muuqaal
Culimada Somaliland Qaranimada Iyagaa Wax Ku Noqday Mana Difaacaan Sh Maxmed Cabdi Daa"uud"Daawo Muuqaal
http...
Thursday, October 26, 2023
-
Roob Laxaad Leh oo Maanta Berbera Ka Da,ay oo Daad Iyo Dabeylo Wata Oo Guri Kasta Biyo Galiyay’Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Roob Laxaad Leh oo Maanta Berbera Ka Da,ay oo Daad Iyo Dabeylo Wata Oo Guri Kasta Biyo Galiyay'Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/g5Gn_c083OU
https://youtu.be/YVbMWHIER94
&n...
Thursday, October 26, 2023
-
Garyaqaan Tooshka Ku Qabtay Xildhibaano Golaha Wakiilada Katirsan Oo Qaranka Cadow Ku Ah Iyo Fariinta Uu Udiray Xeer Ilaalinta Guud!
Garyaqaan shide oo kamid ah sharciyaqaanada Somaliland ayaa soo bandhigay xildhibaano golaha wakiilada Somaliland katirsan oo halis ku ah qarannimada Somaliland islamarkaana qayb ka ahaa hurintii laascanood hadana ku hawlan sidii ...
Thursday, October 26, 2023
-
Ciidamada La Dagaalanka Mukhaadaraadka Jsl Oo Khamri Tiro Badan Ku Qabtay Deegaanka Arabsiyo.
Ciidanka booliska Somaliland qaybta ilaalada cashuuraha iyo la dagaalanka mukhaadaraadka ayaa gacan ku dhigay khamri tiro badan oo la doonayay in lasoo galiyo dalka kaasi oo ay ku qabteen deegaanka degmada arabsiyo
...
Thursday, October 26, 2023
-
Halkan Ka Daawo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa oo Madaxweyne Muuse Biixi Ka Jeediyay Xadhig Kajarkii Xaafada Cusub ee RUGSAN Iyo Fariin Uu Udiray Ganacsatada Lacagta Haysata
Halkan Ka Daawo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa oo Madaxweyne Muuse Biixi Ka Jeediyay Xadhig Kajarkii Xaafada Cusub ee RUGSAN Iyo Fariin Uu Udiray Ganacsatada Lacagta Haysata
https://youtu.be/IVGU0ps57mc
...
Wednesday, October 25, 2023
-
Mucaaradka Puntland oo Si Adag u Diiday Jadwalka doorashada, Kana Digay In Lagu Dhaqmo
Garoowe(Berberatoday.com)-Dalladda ay ku bahoobeen Xisbiyada mucaaradka ah ee Puntland, ayaa sharci-jabin ku tilmaamay jadwalka doorashada ee Guddiga doorashooyinka Puntland soo saaray xalay, waxaanay ka digeen cawaaqib xu...
Wednesday, October 25, 2023
-
Daawo Muuqaalada Guud ee Xaafada RUGSAN ee Madaxweyne Muuse Biixi Maanta Xadhiga Kajaray ee Xaafada Masalaha Hargeysa
Daawo Muuqaalada Guud ee Xaafada RUGSAN ee Madaxweyne Muuse Biixi Maanta Xadhiga Kajaray ee Xaafada Masalaha Hargeysa
https://youtu.be/khllJjoZZdk
...
Wednesday, October 25, 2023
-
Puntland: Guddiga Doorashada oo Soo Saaray Jadwal Doorasho oo Khaliif Hurinaya
Garoowe(Berberatoday.com)-Guddiga doorashooyinka Puntland ee PEC, ayaa caawa soo saaray jadwal doorasho oo muran badan dhaliyay, kaasoo ay ku xusan tahay, in ay isa saaran yihiin doorashooyinka Barlamaanka iyo Madaxt...
Wednesday, October 25, 2023
-
Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyey Marxuum Mustafe Abees!
Alle ha,unaxariistee waxaa galabta xabaalaha xaraf ee magaalada hargaysa lagu aasay marxuum mustafe ibraahim abees oo habeenkii xalay magaalada hargaysa uu ku toogtay askari katirsan ciidanka booliska.
Waxaana aaska marxuum kas...
Wednesday, October 25, 2023
« Previous Page — Next Page »