-
Mustafe Ibraahim Abees Oo Caawa Askari Ku Toogtay Xaafada Bada Cas Ee Magaalada Hargaysa Oo Hada Geeriyooday.
Alle ha,Unaxariistee Mustafe Ibraahim Aadan Abees oo ahaa wiil dhalinyaro ah ayaa caawa xaafada bada cas Ee Magaalada Hargaysa Uu Ku toogtay Askari katirsan ciidamada Somaliland Sida uu walalkii abwaan cabdiraxmaan noo xaqiijiya...
Tuesday, October 24, 2023
-
Donald Trump Oo Sheegay Haddii Dib Loo Doorto Inuu Diidi Doono Qoxootiga Ka Imaanaya Soomaaliya”Daawo Muuqaal
Donald Trump Oo Sheegay Haddii Dib Loo Doorto Inuu Diidi Doono Qoxootiga Ka Imaanaya Soomaaliya"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/NyzsCJ4gNBQ
 ...
Monday, October 23, 2023
-
Profesor Ibrahim Meecaad Oo Fashiliyay Duulaanka Wajiyada Badan Ee Ku Socda Somaliland Iyo Kooxaha Isku Soo Bahaystay Ee Ka Danbeeya
Profesor Ibraahim Maxamed Meecaad oo kamid ah Aqoonyahanka Reer Somaliland, kana mid ahaa haldoorkii qaybta laxaadka leh ku lahaa halgankii dib uxoraynta Somaliland ayaa fashiliyay Duulaanka wajiyada badan ee lagu soo qaaday jamhu...
Monday, October 23, 2023
-
Golaha Wakiilada Jsl Oo Go,aan Kasoo Saaray Lacag La Sheegay In Xukuumadu Soo Daabacanayso.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudida dhaqaalaha ee golaha wakiilada Somaliland ayaa war kazoo saaray xaalada sarifka lacagta shilinka Somaliland iyo lacag la sheegay in uu soo daabacanayo baanka dhexe ee Somaliland taasi oo aan lasoo...
Monday, October 23, 2023
-
Ex Gudoomiye Xaashi Oo Runta Usheegay Xildhibaano Reer Awdal Ah Ee Maalintii Shalay Banka Wajaale Kaga Hadlay Arin Xaqiiqada Ka Fog.
Gudoomiyihii hore ee degmada wajaale xaashi ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal warbaahineed ay maalintii shalay xildhibaano reer awdal ahi ku qabteen duleedka magaalada wajaale kuwaasi oo sheegay in deegaan awdal ka tirsan laga duw...
Monday, October 23, 2023
-
Macno Badan Ma Sameynayso Dhulbahante Ayaa Dhaanto Ka Dhex Tumanaya Laascanod…Siyaasi Axmed Nasiye”Daawo Muuqaal
Macno Badan Ma Sameynayso Dhulbahante Ayaa Dhaanto Ka Dhex Tumanaya Laascanod…Siyaasi Axmed Nasiye"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/bXoX03Xg4xY
...
Monday, October 23, 2023
-
“Somaliland Maanta Diyaar Bay Utahay Dagaalka oo Xassan Shiikh Baa Ufasaxay oo Degmo Somaliland Kamida Maamul U Aqoonsaday….” Nabadoon Cabdixakiin oo Ka Hadlay Muqdisho”Daawo Muuqaal
“Somaliland Maanta Diyaar Bay Utahay Dagaalka oo Xassan Shiikh Baa Ufasaxay oo Degmo Somaliland Kamida Maamul U Aqoonsaday...." Nabadoon Cabdixakiin oo Ka Hadlay Muqdisho"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Z1MYf6AR_6E
...
Sunday, October 22, 2023
-
Waqooyiga Galkacayo ee Putland Wiil Yar oo 11 Sano Jira oo Dil Iyo Kufsi Laysugu Daray.
Waqooyiga Galkacayo ee Putland Wiil Yar oo 11 Sano Jira oo Dil Iyo Kufsi Laysugu Daray.
Dhacdo naxdin leh oo ka dhacday Gaalkacyo:
Wiil yar oo 11 jir ah laguna magacaabo Abdinaasir Yusuf Jihad ayaa kufsi iyo dil loogu ...
Sunday, October 22, 2023
-
Madaxweyne Muuse Biixi oo Magacaabis Iyo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyay Xubno Kamida Wakiilada Somaliland ee Wadamada Debeda Iyo Gudoomiye Kuxigeen Gobol
WAREEGTOOYIN MADAXWEYNE: 22 /10/2023.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne uu xilalkii kaga qaaday qaar ka mida masuuliyiinta Xukuumadda Jamhuuriyadda Som...
Sunday, October 22, 2023
-
Madaxweynaha Qaranka Somaliland oo Kulan La Qaatay Agaasimeyaasha Guud ee Dalka.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan ballaadhan oo uu goobjoog ka ahaa gudoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Dawladdu qasriga Madaxtooyada kula qaatay ...
Sunday, October 22, 2023
« Previous Page — Next Page »