-
Dastuurka Dib U Eegis Ayaan Ku Samayn Doonaa”Wasiir Buuni Oo Balanqaad Wayn U Sameeyey Bulshada”Daawo Muuqaal
Dastuurka Dib U Eegis Ayaan Ku Samayn Doonaa"Wasiir Buuni Oo Balanqaad Wayn U Sameeyey Bulshada"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/dx0B5NWyxBw
 ...
Wednesday, November 22, 2023
-
“Golahii Guurtida Maanta Iyaga Dalkii Looga Warwarayaa”Afhayeenka Xisbiga Wadani Maxamed Faarax”Daawo Muuqaal
“Golahii Guurtida Maanta Iyaga Dalkii Looga Warwarayaa”Afhayeenka Xisbiga Wadani Maxamed Faarax"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/sJtQZQsc_kI
B...
Wednesday, November 22, 2023
-
Wasiir Saleebaan Cali Koore oo Xilkii Wasaarada Wareejiyay Kana Waramey Dhacdooyin Uu Kala Kulmey Wasarada Warfaafinta”Daawo Muuqaal
Wasiir Saleebaan Cali Koore oo Xilkii Wasaarada Wareejiyay Kana Waramey Dhacdooyin Uu Kala Kulmey Wasarada Warfaafinta"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/jPNbU1cR5ss
&n...
Wednesday, November 22, 2023
-
Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Xldhibaano Katirsan Baarlamaanka Dalka Uk.
London(Berberatoday.com)-Xubno ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland oo uu Hogaaminayo Gudoomiyaha 2aad ee Golaha Wakiiladda Mudane, Xildh. Ali Hamud Jibril oo ku sugan Dalka UK ayaa Xafiiskiisa Dhismaha Baarlamaanka UK kulan kul...
Wednesday, November 22, 2023
-
Golaha Guurtida Somaliland Oo Dib Udhigay Ansixinta Xeerka Isasaarka Doorashooyinka Iyo Sababta oo La Sheegay”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha guurtida somaliland oo maanta ubalan sanaa gudo gal xeerka isasaarka doorashooyinka jsl ayaa dib udhac yimid kadib markii ay gudidii loo saaray ee golaha guurtidu ay sheegeen in ay ubaahan yihiin ...
Wednesday, November 22, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo War Kasoo Saartay Dagaalo Maanta Ka Dhacay Gobolka Sool!
WAR-SAXAAFADEED
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa saaka soo weeray dadka shacabka ah ee degaanka Buq-dharkayn ee Gobolka Sool, Kooxda Argagixisada ah, Huwanta ka Dagaalanta Bariga Magaalada Laascaanood iyo Ciidamada Maamul Gobol...
Wednesday, November 22, 2023
-
Gudida Tacliinta Sare Ee Jsl Oo Shaaciyay Liiska Ardaydii Ku Guulaysatay Deeqda Waxbarasho Ee Dalka Itoobiya!
Gudida tacliinta sare ee Somaliland ayaa shaaciyay liiska ardayda ku guulaysatay Imtixaankii ay ugaleen deeqda waxbarasho ee ay itoobiya siisay ardayda Somaliland ee masterta iyo PHD
...
Wednesday, November 22, 2023
-
“Culimada Qaar Ayaa Nagu Yidhaa, Idaacada Iyo Televisionka Ka Joojiya Heesaha”Suxufi Waji.
Suxufi rugcadaa Maxamed Cali Waji ayaa ka waramay hadalada kaga soo noqda culimada dalka qaarkood kuwaasi oo ku yidhaahda idaacada radio hargaysa iyo televisionka qaranka ka joojiya heesaha iyo muusiga ay ka baahiyaan
...
Wednesday, November 22, 2023
-
Dhakhaatiir Ka Socota Dalka Talyaaniga Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa
Maamulka cisbitaalka caruurta ee Maxamed Aadan Sheekh(MAS) ayaa maanta madaarka cigaal ee magaalada hargaysa kusoo dhaweeyay dhakhaatiir ka socota dalka talyaaniga kuwaasi oo hore adeegyo caafimaad uga fuliyay dhakhtarka maxamed a...
Wednesday, November 22, 2023
-
“Xeerkani Lays Waafajinayaa Waa Wax Boqol Sano In Kabadan Dalka Lagu Dhaqayo,Guurtiduna Waxay Usamaysan Tahay Inay Saxdo Wixii Golaha Wakiilada Ka Khaldama ee Soo Dhaafa”Xildhibaan Maxamur Xareed Rooble”Daawo Muuqaal
"Xeerkani Lays Waafajinayaa Waa Wax Boqol Sano In Kabadan Dalka Lagu Dhaqayo,Guurtiduna Waxay Usamaysan Tahay Inay Saxdo Wixii Golaha Wakiilada Ka Khaldama ee Soo Dhaafa"Xildhibaan Maxamur Xareed Rooble"Daawo Muuqaal
...
Wednesday, November 22, 2023
« Previous Page — Next Page »