-
Gudoomiyaha Haayada Dhawrista Tayada Oo Ka Hadlay Dawooyin Dhacay Oo Ay Ku Qabteen Madaarka Caasimada Hargaysa
Gudoomiyaha Haayada Dhawrista Tayada Somaliland oo kormeer ku tagay madaarka caasimada hargaysa ee cigaal ayaa ka hadlay dawooyin dhacay ay ku qabteen madaarka ‘
Sidoo kale Gudoomiye Mukhtaar ayaa ka warbixiyay alaabooyin dha...
Monday, November 13, 2023
-
Sarkaalkii Xamaas ee Ay Israa’iil Ku Dartay Liiska Geerida oo Hadda la Ogaaday Inuu Nool Yahay”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Sarkaalkii Xamaas ee Ay Israa'iil Ku Dartay Liiska Geerida oo Hadda la Ogaaday Inuu Nool Yahay"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/GWDRkXKH3Js
&nbs...
Monday, November 13, 2023
-
“Waan Ogahay In Bulshada Reer Somaliland Jeceshahay Wanaaga, In Aad Og Tihiin Qofka Jecel Wadankiisa Iyo Dadkiisa”Wasiir Hore Cawaale Shirwac
Wasiirkii Hore ee Wasaarada Qorshaynta Somaliland Cawaale Shirwac ayaa umahad celiyay shacabka reer Somaliland ee ka damqaday xadhigii lagula kacay isagoo qoraalka uu kaga hadlayo sida shacabku ugu hiiliyeen una muujiyeen garab is...
Monday, November 13, 2023
-
Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland Oo Dood Ka Yeeshay Xaalada Dalka Iyo Colaadaha Kasoo Cusboonaaday Bariga Jsl
Mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa fadhigoogii maanta dood adag ka yeeshay xaalada nabadgalyo ee dalka iyo colaada kasoo cusboonaatay bariga somaliland
Sidoo kale mudanayaasha golaha guurtida ayaa fariin udiray shacab...
Monday, November 13, 2023
-
Beesha Toljecle Oo Ku Dhawaaqday Dagaal Ka Dhan Ah Huwanta Iyo Hiilka Ay Umuujiyeen Habar Jeclo.
Beesha axmed sheikh isaxaaq (toljecle) oo warbaahinta kula hadashay magaalada hargaysa ayaa ku dhawaaqay in barbar taagan yihiin beesha ay walaalaha yihiin ee habarjeclo oo weerar ay kusoo qaadeen kooxaha huwanta ah ee ka dagaalam...
Monday, November 13, 2023
-
“Madaxwayne Xukunkii Qisaasta Ahaa Noo Fuli” Ehelada Sarkaal La Diley”Daawo Muuqaal
"Madaxwayne Xukunkii Qisaasta Ahaa Noo Fuli" Ehelada Sarkaal La Diley"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/uKuHy6Ynkqc
Berberatoda...
Sunday, November 12, 2023
-
Wasiir Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo Kawaramay Qaab Nololeedkiisa Iyo Xaaladaha uu Soo Maray”Daawo Muuqaal
Wasiir Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo Kawaramay Qaab Nololeedkiisa Iyo Xaaladaha uu Soo Maray"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/EIXtSOSZYcg
...
Sunday, November 12, 2023
-
Barnaamijka Dood Abuur oo Profesor Axmed Ismaaciil Samatar Kaga Hadlay Xaalada Guud ee Dalka Iyo Su,aalo Laga Weydiiyay Hogaamintiisa Iyo Tabashada Gobolka Awdal”Daawo Muuqaal
Barnaamijka Dood Abuur oo Profesor Axmed Ismaaciil Samatar Kaga Hadlay Xaalada Guud ee Dalka Iyo Su,aalo Laga Weydiiyay Hogaamintiisa Iyo Tabashada Gobolka Awdal"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/rj7Q0lbpl3E
...
Sunday, November 12, 2023
-
Wasaarada Deegaanka oo Xidhay Seeraha Waylo Koriye ee Gobolka Saraar”Daawo Muuqaal
Wasaarada Deegaanka oo Xidhay Seeraha Waylo Koriye ee Gobolka Saraar"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/XnGUbDfkmSI
Berberatoday.com...
Sunday, November 12, 2023
-
Gudoomiyaha Gudida Beelaha Garxajis Oo Ka Hadlay Dagaalka Kasoo Cusboonaaday Bariga Somaliland Iyo Mawqifka Beeshooda.
Gudoomiyaha Gudida beelaha Garxajis suldaan Cismaan Cade Gude ayaa ka hadlay dagaalka kooxaha hunta ahi kusoo qaadeen deegaanka habarjeclo ee qori lugud isagoo sheegay in ay deg deg talo uga gaadhi doonaan beeshoodu sidii ay ugara...
Sunday, November 12, 2023
« Previous Page — Next Page »