-
“Muuse Bixi Fashil U Hadhay Ma Jiro Umada Taladeeda Haku Celiyo”Xildhibaan Maxamed Jamac Libaan”Daawo Muuqaal
"Muuse Bixi Fashil U Hadhay Ma Jiro Umada Taladeeda Haku Celiyo"Xildhibaan Maxamed Jamac Libaan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/x1tHP-b80d0
 ...
Wednesday, September 20, 2023
-
“Dagaalka Laascanood Xasan Sheekh Ayaa Lagu Fashilinayaa, oo Farmaajo Ayaa Ka Dambeeya..” Faysal Cali Waraabe”Daawo Muuqaal
"Dagaalka Laascanood Xasan Sheekh Ayaa Lagu Fashilinayaa, oo Farmaajo Ayaa Ka Dambeeya.." Faysal Cali Waraabe"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/DgTUYKzdYDs
&...
Wednesday, September 20, 2023
-
Suldaan Cade Gude Oo Shaaciyay In Lasoo Gabo Gabeeay Jabhadii Buurta Gacan Libaax
Jabhadii buurta gacan libaax ayaa hubkii iyo gaadiidkiiba ku wareejiyay madaxdhaqameedka iyo xildhibaano ka socday beeshooda oo maalmihii udanbeeyay halkaasi ujoogay sidii loo soo afjari lahaa sii joogitaanka buurta ee jabhada gac...
Wednesday, September 20, 2023
-
Masuuliyiin Katirsan Xukuumada Jsl Oo Gaadhay Taliska Ciidamada Qaranka Ee Magaalada Oog
Wafti xukuumada ka socda oo ay hogaaminayso wasiir kuxigeenka wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Somaliland marwo Yurub ayaa manta gaadhay taliska ciidamada qaranka Somaliland ee magaalada Oog ee Gobolka sool halkaasi oo ay ga...
Wednesday, September 20, 2023
-
Xildhibaan Ku Baaqay In Baadhis Rasmi Ah Lagu Sameeyey Sobobta Keentay Dabkii Suuqa Magaalada Wajaale.
Xildhibaan cabdikariim maxamed dheere oo kamid mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ee laga soo doortay gobolka gabiley ayaa ku baaqay in baadhis ramsi lagu sameeyay sobobta keentay in ay soo noq noqoto gubashada suuqa magaala...
Wednesday, September 20, 2023
-
Facaa,il Diinta Islaamka Ka Reeban Ay Ku Kaceen Malayshiyaadka Huwanta Ah ee Laascaanood Ka Dagaalamayaa”Daawo Muuqaal
Facaa,il Diinta Islaamka Ka Reeban Ay Ku Kaceen Malayshiyaadka Huwanta Ah ee Laascaanood Ka Dagaalamayaa"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/O41CqOdMY3o
Berberatoday.com...
Wednesday, September 20, 2023
-
Xisbiga Waddani Oo Canbaareeyay Gaadhi Laga Qafaashay Magaalada Burco
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye kuxigeenka xisbiga waddani Maxamed xaaji Yuusuf “waabeeye” ayaa si kulul ucanbaareeyay gaadhi wakaalada biyaha burco leedahay oo koox la sheegay in ay ka mid yihiin jabhada buurta gacan lib...
Wednesday, September 20, 2023
-
Maareye Kuxigeenka Cusub ee Wakaalada Biyaha Berbera oo Xilkii La Wareegay”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Maareye Kuxigeenka Cusub ee Wakaalada Biyaha Berbera oo Xilkii La Wareegay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/8gTfy5VWWXU
...
Tuesday, September 19, 2023
-
Wasaarada Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland oo Markii Uhoreysay Berbera Ka Daahfurtay Sameynta Iyo Qaadashada Liisamada Wadista Gaadiidka
Wasaarada Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland oo Markii Uhoreysay Berbera Ka Daahfurtay Sameynta Iyo Qaadashada Liisamada Wadista Gaadiidka
https://youtu.be/V-JAjLNqlco
...
Tuesday, September 19, 2023
-
Madaxweyne Muuse Biixi oo Magacaabay 7 Xubnood oo Noqon Doona Gudida Xuquuqal Insaanka Qaranka
WAREEGTO MADAXWEYNE: 19 /09/2023
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne ku magacaabay Xubnaha cusub ee Komishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka.
Waxaanay u dhignayd Ware...
Tuesday, September 19, 2023
« Previous Page — Next Page »