Maxkamad Ku Taal Kenya oo Lacag Malaayiin Ah Ku Xukuntay Soomaaliya
Nairobi(Berberatoday.com)-Sarkaal ka tirsan Soomaaliya, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay lacag malaayiin ah oo maxkamad ku taal dalka Kenya ay ku xukuntay Soomaaliya.
Xukunka, ayaa waxaa ridday maxkamad ku taalla magaalada...