-
Gudoomiyaha Degmada Wajaale Oo War Kasoo Saaray Dabkii Meherada Badani ku Gubteen Ee Magaalada Iyo Talaabooyinka Ay Qaadayaan!
Wajaale(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Degmada Wajaale ayaa faah faahin ka bixiyay halka ay marayso qiimaynta iyo hagaajinta meheradihii ganacsi ee habeen hore ku gubtay magaalada wajaale
Sidoo kale gudoomiyaha degmada ayaa shee...
Tuesday, September 19, 2023
-
Masuuliyiinta Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Markale Digniin Culus Udiray Sariflayaasha Jsl H
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha baanka dhexe ee somaliland ayaa markale digniin culus udiray qaarkamid ah sariflayaasha dalka kuwaasi oo gabi ahaanba baalmaray sharciyadii iyo qaabkii loogu talo galay in ay lacagaha ugu dhe...
Tuesday, September 19, 2023
-
Haayada Shaqaalaha Dawlada Oo Dhaarisay Hawlwadeenadii Ka Hawlgalayay Hubinta Shaqaalaha Ku Meelgaadhka Ah Ee Wasaarada Waxbarashada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Sayniska JSL Mudane Cabdixakim Siciid Bustaale ayaa Maanta Ka Qayb galay Munaasibad lagu Dhaarinayay Hawl Wadeenada ka shaqaynaya Diyaarinta iyo Tirik...
Tuesday, September 19, 2023
-
Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo Toobabar Ufuray Garsoorayaal Iyo Xeer Ilaaliyayaal”Daawo Muuqaal
Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo Toobabar Ufuray Garsoorayaal Iyo Xeer Ilaaliyayaal"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/EDns4uLdnTk
Berberatod...
Monday, September 18, 2023
-
Gudoomiyaha Gobolka Saaxil oo Xilkii Uwareejiyay Gudoomiye Kuxigeenka Cusub ee Gobolka Saaxil Loo Soo Magacaabay”Daawo Muuqaal
Gudoomiyaha Gobolka Saaxil oo Xilkii Uwareejiyay Gudoomiye Kuxigeenka Cusub ee Gobolka Saaxil Loo Soo Magacaabay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/gd7AnTAGupM
...
Monday, September 18, 2023
-
“Dabka Wajaale Waa Nabar Soo Gaadhay Qaranka”Xildhibaan Cabdirashiid Nuur Wacays”Daawo Muuqaal
"Dabka Wajaale Waa Nabar Soo Gaadhay Qaranka"Xildhibaan Cabdirashiid Nuur Wacays"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/WquM6dtcFEE
...
Monday, September 18, 2023
-
Laba Caruura oo Naafo Ah oo Ku Gubtay Dab Qabsaday Gurigooda oo Kuyaala Xaafada Hodan ee Burco
Alle haw naxariistee Laba Caruura oo walaalo ah ayaa ku dhintay, dab ka kacay guri jiingada oo ku yaala xaafada Hodan ee magaalada Burco.
Abaaro 2:25 duhurnimo ayaa Ciidanka Dab-demiska Burco oo goobtaas gaadhay gur...
Monday, September 18, 2023
-
“Wasiirka Buuxa Ee Reerkayagu Yeelan doono Anigaa Noqon Doona, Muuse Bixi Ayaa Imagacabaya”Wasiir Yurub Abiib”Daawo Muuqaal
"Wasiirka Buuxa Ee Reerkayagu Yeelan doono Anigaa Noqon Doona, Muuse Bixi Ayaa Imagacabaya"Wasiir Yurub Abiib"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/yCyzxSKB20g
&...
Monday, September 18, 2023
-
Hogaanka Xisbiga Mucaaridka Ee Waddani Oo Booqday Meheradihii Ganacsi Ee Magaalada Wajaale Ku Gubtay Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada!
Wajaale(Berberatoday.com)-Hogaanka xisbiga waddani ayaa booqasho ku tagay magaalada wajaale oo habeenkii xalay dab kavay sobobay in ay shufbeelaan meherado ganacsi oo tiro badan islamarkaana ay dadkii lahaayeen ku waayeen malaayii...
Monday, September 18, 2023
-
Madaxtooyada Somaliland Oo War Kasoo Saaray Dabkii Ka Kacay Suuqa Magaalada Wajaale!
WAR-SAXAAFADEED.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Hadlay Masiibaddii Xalay ee Dabkii Suuqa Wajaale.
Hargeysa-17-09-2023-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu murugada iyo ti...
Monday, September 18, 2023
« Previous Page — Next Page »