-
Masuuliyiin Xukuumada Katirsan oo Xadhiga ka jaray Dhaam Biyood Laga Hirgaliyay Deegaanka Wado Makaahiil.
Wasiirka wasaarada biyaha oo ay weheliyaan wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada iyo xubno kale ayaa xadhiga ka jaray dhaam biyood laga hirgaliyay deegaanka wado makaahiil ee degmada farowayne.
Dhaam biyood aya...
Wednesday, October 11, 2023
-
“Gobolnimada Gabiley Uma Dabranaan Doonto, Xeerka Caasimada, Ee Sida Ugu Dhakhsaha Badan Ayaanu Uhor Gaynaynaa Golaha Wakiilada”Xil. Xasan Dhuxul.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Xasan Dhuxul laabsaalax oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ee laga soo doortay gobolka gabiley ayaa ka dhawaajiyay hadal ka farxiyay dhagaha shacabka gobolka gabiley kaasi oo...
Wednesday, October 11, 2023
-
Xisbiga Wadani oo Balan Ku Qaaday Inu Kadaba Tagi Doono Ganacsatada Iibsatay Hantida Danta Guud Hadii Hogaanka Dalka Ku Guulaysto”Daawo Warbixin Muuqaal Ah.
Xisbiga Wadani oo Balan Ku Qaaday Inu Kadaba Tagi Doono Ganacsatada Iibsatay Hantida Danta Guud Hadii Hogaanka Dalka Ku Guulaysto"Daawo Warbixin Muuqaal Ah.
https://youtu.be/FeH0nDw5yo8
...
Tuesday, October 10, 2023
-
Xukumada Somaliland oo Iibisay Guryihii Liinka Booliska Hargeysa Shacabkii Daganana Awood Ku Rartay Saaka”Daawo warbixin Muuqaal Ah
Xukumada Somaliland oo Iibisay Guryihii Liinka Booliska Hargeysa Shacabkii Daganana Awood Ku Rartay Saaka"Daawo warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/A9XRtu1c4FY
&nb...
Tuesday, October 10, 2023
-
Hogaamiyaha Ruuxiga Ah ee Jamhuuriyada Islaamka Ah ee Iiraan Ayatollah Ali Khamenei oo Sheegay Inay Ku Faraxsan Yihiin Jabka Ku Dhacay Iraa,iil
Hogaamiyaha ruuxiga eeJamhuuriyada Islaamka ah ee Iiraan, Ayatollah Ali Khamenei ayaa sheegay in Tehran aysan ku lug lahayn weerarka Xamaas ee Israa’iil, balse wuxuu sheegay sida uu ugu faraxsanyahay waxa uu ugu yeeray guuldar...
Tuesday, October 10, 2023
-
Hargeysa”Mushkiladaha Ay La Kulmi Jireen Dadweynaha Shaqeeya Xilliga Dambe ee Habeenkii ee Xalka Loo Helay”Daawo Muuqaal
Hargeysa"Mushkiladaha Ay La Kulmi Jireen Dadweynaha Shaqeeya Xilliga Dambe ee Habeenkii ee Xalka Loo Helay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/nWTCz7IBSi8
&nbs...
Tuesday, October 10, 2023
-
“Hantidii Umaddu Waxay Kasii Muuqataa Dalqada Ganacsatada Somaliland”Xoghayaha Guud ee WADDANI Khadar Xuseen”Daawo Muuqaal
"Hantidii Umaddu Waxay Kasii Muuqataa Dalqada Ganacsatada Somaliland"Xoghayaha Guud ee WADDANI Khadar Xuseen"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/zLr2ZM4s3j4
&n...
Tuesday, October 10, 2023
-
Siyaasi Cabdilaahi Daamur Oo Sheegay In Ay Magaalaada Ceerigaabo Soo Galeen Kooxihii Ka Dagaalamay Laascanood Iyo Arimaha Uu Ka Digay.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka cabdilaahi daamur ayaa ka hadlay shaqaaqadii dhawaan ka dhacday magaalada ceerigaabo isagoo sheegay in ay soo galeen kooxihii dagaalka ka riday laascanood oo doonaya in ay ...
Tuesday, October 10, 2023
-
Shiinaha Oo Ka Hadlay Mawqifkiisa Dagaalka Udhexeeya Falastiin Iyo Israel +Baaqa Uu Udiray Labada Dhinac!
Wasaaradda Arrimaha Dibedda Shiinaha ayaa Axaddii ka jawaabtay weerarka lama filaanka ah ee Xamas ay ku qaaday Israa’iil, ayada oo ugu baaqeysa dhammaan dhinacyada inay muujiyaan is-xakameyn, ayada oo qaadaneysa mowqif la mid ah...
Tuesday, October 10, 2023
-
Halganka Muslimiinta Falastiin oo Burco Laga Taageeray”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Halganka Muslimiinta Falastiin oo Burco Laga Taageeray"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/Lbzb9L8ybTU
Berberatoday.com...
Monday, October 9, 2023
« Previous Page — Next Page »