|
Warar
-
Dagaal Saaka Ka Qarxay Deegaanka Bali Samatar oo Udhexeeya Burco Iyo Tuulada Cali Saahid
Saaka subaxnibadii hore dagaal udhexeeya laba Beelood ayaa ka qarxay Deegaanka Bali Samatar oo Ka sokeeya Deegaanka Cali Saahid Masaafo Koobana ujira magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer.
Dagaalka ayaa waxa ku dagaalamaya ...
Saturday, September 23, 2023
-
Ciidamada Dab-damiska Oo Ka Hawlgalay Daminta Dab Ka Kacay Guri Ku Yaala Xaafada Gacan Libaax Ee Magaalada Hargaysa!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada Dabdemiska Hargeysa ayaa ka hawl-galay daminta guri ku gubtay degmada gacan libaax, sidoo kale ciidamada ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab qabsaday meherad ku taala degmada 26 June.
&...
Saturday, September 23, 2023
-
“Cawil Siyaasadii 60kii Ilaa Maanta, Ayuu Saamayn Wayn Oo Siyaasi Ku Lahaa”Gudoomiye Cabdicasiis Samaale”Daawo Muuqaal
“Cawil Siyaasadii 60kii Ilaa Maanta, Ayuu Saamayn Wayn Oo Siyaasi Ku Lahaa”Gudoomiye Cabdicasiis Samaale"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/E6AhiRJENQQ
&n...
Saturday, September 23, 2023
-
Amb Cawil Cali Ducaale Oo ka Xogwaramay Nuxurka Uu Xanbaarsan Yahay Buuga Uu Qoray Ee Raad Raaca Raariikhda Somaaliyeed”Daawo Muuqaal
Amb Cawil Cali Ducaale Oo ka Xogwaramay Nuxurka Uu Xanbaarsan Yahay Buuga Uu Qoray Ee Raad Raaca Raariikhda Somaaliyeed"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/v2k_mNloYYQ
&...
Saturday, September 23, 2023
-
PUNTLAND QALFOOF: Aan waxba ka hooseynin!! Waxa qoray Farah Abdulkadir Mohamed oo Wariye Reer Putland ah.
PUNTLAND QALFOOF: Aan waxba ka hooseynin!! Waxa qoray Farah Abdulkadir Mohamed oo Wariye Reer Putland ah.
RUN waa RUN: Maamulka Puntland waa 25 sano jir wax kasta ka qariban yihiin, dadku tolnimo ayay ku wada joogaan, Nidaa...
Friday, September 22, 2023
-
Burco: Odaayaal Iyo Waxgarada Ka Jawaabay Eedaymo Loogu Jeediyay Inay Iyagu Jabiyeen Heshiiskii Cali Saahid”Daawo Muuqaal
Burco: Odaayaal Iyo Waxgarada Ka Jawaabay Eedaymo Loogu Jeediyay Inay Iyagu Jabiyeen Heshiiskii Cali Saahid"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/mCKSAH29Gss
Ber...
Friday, September 22, 2023
-
Madaxweynaha Kenya Oo Qodob Khuseeya Somaliland Iyo Soomaaliya Kaga Hadlay Qaramada Midoobay”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Madaxweynaha Kenya Oo Qodob Khuseeya Somaliland Iyo Soomaaliya Kaga Hadlay Qaramada Midoobay"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/up7EiFqPlqo
...
Friday, September 22, 2023
-
“Waa In La Soo Qabtaa Ragii Dilka Geystay, Selebaana Waxan Leeyahay Habixin… Ugaas Cabdirisaaq Koosaar”Daawo Muuqaal
"Waa In La Soo Qabtaa Ragii Dilka Geystay, Selebaana Waxan Leeyahay Habixin... Ugaas Cabdirisaaq Koosaar"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/6I0rJZgOYms
Berber...
Friday, September 22, 2023
-
Nuxurka Qodobbada Ka Soo Baxay Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Ee Khamiislaha Ahaa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Fadhigii 116aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne Ku xigeenka Qaranka, Mudane Cabdi...
Friday, September 22, 2023
-
Dawlada Maraykanka Oo Soo Dhawaysay Go,aamadii Lagu Xaliyay Khilaafkii Doorashooyinka Somaliland.
Dawladda Mareykanka Oo ka Hadashay Go.aamadii lagu xaliyay Khilaafkii doorashooyinka Somaliland iyadoo bogaadisay heshiiskii lagu soo afjaray khilaafkii siyaasaddeed ee muddada ka taagnaa doorashooyinka Somaliland, ee dhawaan Sala...
Friday, September 22, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|