-
”May Timadeen Casriga Aynu Maanta Ku Jirno Inay Gacan-libaax Hilaacdo” Sheekh Xildhibaan Siciid Sokeeye”Daawo Muuqaal
''May Timadeen Casriga Aynu Maanta Ku Jirno Inay Gacan-libaax Hilaacdo'' Sheekh Xildhibaan Siciid Sokeeye"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/5dGo10cwpVQ
 ...
Saturday, August 19, 2023
-
Ururka Kaah Oo Weerar Afka Ku Qaaday Xukuumada Madaxwayne Biixi Iyo Sababta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Masuuliyiinta ugu sareeyay urur siyaasadeedka kaah oo ka hadlay munaasibad ay ku maamuuseen wariye bushaaro baanday oo mudo sedex bilood ah ku xidhay hargaysa ayaa weerar dhinaca afka ku qaaday xukuumada...
Saturday, August 19, 2023
-
Gudoomiyaha Haayada Ka Hortaga Aafooyinka Qaranka Oo Shaaciyay Raashin La Gaadhsiin Doono Gobolka Sanaag.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha haayada ka hortaga aafooyinka qaranka faysal cali sheekh ayaa shaaciyay deeq raashin oo ay dhawaan gaadhsiin doonaan bulshada gobolka sanaag.
...
Saturday, August 19, 2023
-
“Kulmiye Waxay Ugu Necbaayeen Golaha Guurtida, Waxayna Odhan Jireen Golahaa Xun ee Meesha Ku Abaaday Kuwa Mucaaradka Maanta Ahna Haday Yimaadaan Golaha Guurtida Saaxiibkood Ayuu Noqonayaa”Profesor Cabdi Cali Jaamac”Daawo Muuqaal
“Kulmiye Waxay Ugu Necbaayeen Golaha Guurtida, Waxayna Odhan Jireen Golahaa Xun ee Meesha Ku Abaaday Kuwa Mucaaradka Maanta Ahna Haday Yimaadaan Golaha Guurtida Saaxiibkood Ayuu Noqonayaa”Profesor Cabdi Cali Jaamac"Daawo Muuqa...
Saturday, August 19, 2023
-
Sheekh Siciid Maxamed Faarax Oo Ka Hadlay Falkii Foosha Xumaa Ee Maydka Askarta Loogu Gaystay Gacan Libaax.
Sheekh Siciid Maxamed Faarax oo kamid ah culimada reer somaliland ayaa maanta salaadii jimce kaga hadlay dilkii foosha xumaa ee askarta ciidanka booliska katirsan loogu gaystay deegaanka gacan libaax iyo falkii foosha xumaa ee loo...
Saturday, August 19, 2023
-
Maraykanka oo Duqaymo Cusub La Beegsaday Kooxda AlShabaab Iyo Khasaaraha Lasoo Wariyay Inuu Ka Dhashay”Daawo Muuqaal
Maraykanka oo Duqaymo Cusub La Beegsaday Kooxda AlShabaab Iyo Khasaaraha Lasoo Wariyay Inuu Ka Dhashay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/uJYBn6-CpCc
...
Friday, August 18, 2023
-
Xisbiga kulmiye Oo Shaaciyay Tirada Musharixiinta Isku Diwaangaliyay In Ay Utartamayaan Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad Ee Xisbiga.
Burco(Berberatoday.com)-Gudoomiye kuxigeenka labaad ee xisbiga kulmiye axmed cabdi dheere ayaa ka hadlay halka ay marayso qaban qaabada shirka golaha dhexe oo 20bisha lagu wado in uu ka qabsoomo magaalada burco.
Sidoo kale axme...
Friday, August 18, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo War kasoo Saartay Dilkii Magaalada Laascanood Loogu Gaystay Abwaan Jaamac Kadiye!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa cambaaraysay dilka loo gaystay Alle ha u naxariistee Abwaan Jaamac Kadiye oo ka mid ahaa hal abuurka iyo haldoorka dalka oo kooxaha aragagixisada iyo huwanta ku sugan magaalada ...
Friday, August 18, 2023
-
Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici Oo Kormeer Xog-ogaal Unoqosho Ah Ku Tegay Hay’adda Shaqaalaha Dawladda.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta kormeer ku sameeyay xarunta Hay’adda Shaqaalaha Dawladda JSL iyo Machadka Shaqaalaha Dawlada, Isaga oo u kuur...
Friday, August 18, 2023
-
Daawo Muuqaalka”Qaabkii Burco Iyo Deegaamada Ka Sokeeya Loogu Soodhaweeyay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi
Daawo Muuqaalka"Qaabkii Burco Iyo Deegaamada Ka Sokeeya Loogu Soodhaweeyay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi
https://youtu.be/ixRldUYJcHU
&...
Friday, August 18, 2023
« Previous Page — Next Page »