-
Xisbiga Waddani Oo Canbaareeyay Gaadhi Laga Qafaashay Magaalada Burco
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye kuxigeenka xisbiga waddani Maxamed xaaji Yuusuf “waabeeye” ayaa si kulul ucanbaareeyay gaadhi wakaalada biyaha burco leedahay oo koox la sheegay in ay ka mid yihiin jabhada buurta gacan lib...
Wednesday, September 20, 2023
-
Maareye Kuxigeenka Cusub ee Wakaalada Biyaha Berbera oo Xilkii La Wareegay”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Maareye Kuxigeenka Cusub ee Wakaalada Biyaha Berbera oo Xilkii La Wareegay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/8gTfy5VWWXU
...
Tuesday, September 19, 2023
-
Wasaarada Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland oo Markii Uhoreysay Berbera Ka Daahfurtay Sameynta Iyo Qaadashada Liisamada Wadista Gaadiidka
Wasaarada Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland oo Markii Uhoreysay Berbera Ka Daahfurtay Sameynta Iyo Qaadashada Liisamada Wadista Gaadiidka
https://youtu.be/V-JAjLNqlco
...
Tuesday, September 19, 2023
-
Madaxweyne Muuse Biixi oo Magacaabay 7 Xubnood oo Noqon Doona Gudida Xuquuqal Insaanka Qaranka
WAREEGTO MADAXWEYNE: 19 /09/2023
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne ku magacaabay Xubnaha cusub ee Komishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka.
Waxaanay u dhignayd Ware...
Tuesday, September 19, 2023
-
Maraykanka oo Ka Digay Halis Argaggixiso oo Uga Iman Karta Gudaha Iyo Dibedda
Washington(Berberatoday.com)-Masuuliyiinta dalka Maraykanka, ayaa ka digaya inay jirto “khatar aad u sarraysa” oo la xidhiidha weeraro ka iman kara argagixiso gudaha ah ama kuwo debedda ah sannadka soo socda. Arrintan ...
Tuesday, September 19, 2023
-
Dagaal Kulul oo Al-Shabaab Iyo Ciidammada Itoobiya Ku Dhexmaray Gobolka Bakool
Rabdhuurre(Berberatoday.com)-Dagaallo culus, ayaa Axaddii maanta gobolka Bakool ku dhexmaray Ciidammo ka tirsan Millateriga Itoobiya iyo Malleeshiyadka Al-Shabaab, sida mas’uuliyiin ka tirsan gobolka Bakool xaqiijiyeen.
Masuu...
Tuesday, September 19, 2023
-
“Reer Lascanood Yaan Dagal Danbe Lagu Qaadin Waa Dadkii…”Xildhibaan Cabdikariin Aadan Dubad”Daawo Muuqaal
"Reer Lascanood Yaan Dagal Danbe Lagu Qaadin Waa Dadkii..."Xildhibaan Cabdikariin Aadan Dubad"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/8dTqRHxvNts
...
Tuesday, September 19, 2023
-
“Jaamacaddii Aan Ka Dhiganayay Ayaan Xagaagii oo Dhan Xaadhayay”Cabdiraxman Ducaale Bayle”Daawo Muuqaal
"Jaamacaddii Aan Ka Dhiganayay Ayaan Xagaagii oo Dhan Xaadhayay"Cabdiraxman Ducaale Bayle"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/LF63M7jOQlw
B...
Tuesday, September 19, 2023
-
Gudida Gancsiga Wajaale Oo Baaq Ka Soo Saaray Suuqii Dabku Qabsaday”Daawo Muuqaal
Wajaale(Berberatoday.com)-Gudida Gancsiga Wajaale Oo Baaq Ka Soo Saaray Suuqii Dabku Qabsaday"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/3l6mt0opo6M
...
Tuesday, September 19, 2023
-
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Yaasiin Xiir Faratoon oo Guddida Iswaafajinta Xeerarka Doorashooyinka Ku Booriyey Inay Shaqada Ay Qabteen Kusoo Dhakhsadaan”Daawo Muuqaal
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Yaasiin Xiir Faratoon oo Guddida Iswaafajinta Xeerarka Doorashooyinka Ku Booriyey Inay Shaqada Ay Qabteen Kusoo Dhakhsadaan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/sUd9ksNI4iY
...
Tuesday, September 19, 2023
« Previous Page — Next Page »