-
Xisbiga WADDANI oo Dalbaday In Guddi Madaxbannaan Loo Saaro Baadhista Guuldaradii Ciidanka Qaranka”Daawo Muuqaal
Xisbiga WADDANI oo Dalbaday In Guddi Madaxbannaan Loo Saaro Baadhista Guuldaradii Ciidanka Qaranka"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/XOEJAzpC8u0
&n...
Saturday, September 9, 2023
-
Qaramada Midoobay Oo War Cusub Kasoo Saartay Dagaalkii Ka Dhacay Magaalada Laascanood Iyo Baaqa Ay Udirtay Labada Dhinac
Qaramada midoobay ayaa war cusub kazoo saaray dagaalkii 25kii bishii hore ka dhacay magaalada Laascanood kaasi oo udhexeeyay ciidamada Somaliland iyo kooxaha huwanta ah ee ka dagaalamaya gobolka sool
Qaramada midoobay ayaa dhin...
Saturday, September 9, 2023
-
Alle Ha Unaxariisto Marxuum Fanaan Axmed-naji Sacad oo London Lagu Aasay”Daawo Muuqaal
Alle Ha Unaxariisto Marxuum Fanaan Axmed-naji Sacad oo London Lagu Aasay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/1UdrOuIzRMs
Berberatoday.com...
Friday, September 8, 2023
-
Xldhibaan Katirsan Golaha Wakiilada Jsl Oo Ku Baaqay In La Baadho Dhibaatadii Ciidanka Qaranka Ku Dhacday
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan meecaad oo katirsan Mudanayaasha golaha wakilada Somaliland ayaa ku baaqay In Baadhitaan lagu sameeyo dhibaatadii ciidamada qaranka somaloiland ku dhacday ee sobobtay in ay kazoo baxaan goojac...
Friday, September 8, 2023
-
“Madaxwaynyhu Wuxuu Nagu Yidhi Anuu Ciidanka Goojacade Kama Soo Saarin Wixii Dhacayna Gudi Baan Usaarayaa Ilaa Hadana Gudi La Saaray Ma Jirto” Guddoomiye Urur Siyaasadeedka RAJO Cabdilahi Dahab
"Madaxwaynyhu Wuxuu Nagu Yidhi Anuu Ciidanka Goojacade Kama Soo Saarin Wixii Dhacayna Gudi Baan Usaarayaa Ilaa Hadana Gudi La Saaray Ma Jirto" Guddoomiye Urur Siyaasadeedka RAJO Cabdilahi Dahab
https://youtu.be/oOtpgC...
Friday, September 8, 2023
-
“Madaxwaynaha Waxaan Kula Taliyay, In Uu Ciidamada Qaranka Kasoo Saaro Magaalada Laascanood”Siyaasi Maxamuud.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka Kaah siyaasi maxamuud xaashi ayaa ka hadlay xaalada colaadeed ee ka taagan gobolka sool iyo cida xiligan keeni karta nabad lagu wada noolaado isagoo si toosa ula hadlay gar...
Friday, September 8, 2023
-
Ciidanka Booliska Somaliland oo Gacanta Kusoo Dhigay Muwaadin Haybada Qaranka Dambi Ka Galay
Ciidanka Booliska JSL waxa uu Caawa abaaro 8:15 soo xidhay Eedaysane Caydaruus Maxamed Cabdilaahi( Shacrawi).
Eedaysane Caydaruus ayaa Ciidanka Boolisku ka so qabteen Xarunta Dhaqanka Hargaysa.
Eedaysanahan ayaa dunuub...
Friday, September 8, 2023
-
Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye Oo Wax Laga Waydiiyay Cida Uu Ula Jeeday Kelmada Cadowga Gudaha Oo Uu Hore Uyidhi?
Xoghayaha Guud ee xisbiga Kulmiye ayaa wax laga waydiiyay hadal uu hore uyidhi iyo cida uu ula jeeday kaasi oo uu cadeeyay in aanu ula jeedin musharax cirro iyo beesha uu kazoo jeedo balse uu ujeedada hadalkiisu ahaa in cidkasta o...
Friday, September 8, 2023
-
Kalfadhigii 24aad ee Golaha Deegaanka Degmada Berbera oo Saaka Furmay Iyo Ajandayaasha Lagaga Doodi Doono”Daawo Muuqaal
Kalfadhigii 24aad ee Golaha Deegaanka Degmada Berbera oo Saaka Furmay Iyo Ajandayaasha Lagaga Doodi Doono"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/DG1CSVoltmI
 ...
Thursday, September 7, 2023
-
“26% Ayaa Hoos Dhac Ku Yimi Miisaaniyada Dawlada Hoose ee Degmada Berbera”Maayar Cabdishakuur Cidin”Daawo Muuqaal
"26% Ayaa Hoos Dhac Ku Yimi Miisaaniyada Dawlada Hoose ee Degmada Berbera"Maayar Cabdishakuur Cidin"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/QfiiKmRy_ic
&...
Thursday, September 7, 2023
« Previous Page — Next Page »