-
“Dhalinyarada Somaliland Waxaan Ugu Baaqayaa In Ay Nabadgalyada Ka Shaqeeyaan”Cabdirashiid Qambi Wasiirka Ciyaaraha Jsl
Wasiirka wasaarada ciyaaraha Somaliland cabdirashiid ducaale qambi ayaa dhalinyarada reer Somaliland ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan nabada oo ah takaliya ee wax lagu noqon karo
Sidoo kale Wasiirka wasaarada ciyaaraha somaliland...
Sunday, August 13, 2023
-
Maayarka Magaalada Burco Oo Ka Hadlay Cida Ka Danbaysay Mudo Haraadkii Shalay Ka Dhacay Magaalada!
Maayarka magaalaa burco cabdirasaaq hiiro ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay mudo haraadkii maalintii shalay ka dhacay magaalada burco iyo cida soo abaabushay.
...
Sunday, August 13, 2023
-
Mujaahidiin Madaxwayne Biixi Iyo Xukuumadiisa Ugu Baaqay In Ay Iscasilaan!
Mujaahidiinta dalka jirka somaliland ee ururka miisaan ayaa si adag uga hadlay xaalada dalka iyo dagaalkii ciidamada booliska iyo jabhada buurta gacan libaax ee sobobay dhimashada iyo dhaawaca askartii ciidanka booliska
Sidoo k...
Sunday, August 13, 2023
-
“Walaahi Cidnaba Ka Yeeli Mayno, In Ay Nabada Ku Ciyaarto, Haday Tahay Xukuumad Iyo Haday Tahay Cidkaleba” Madaxdhaqameedka Beesha Bariga Burco.
Madaxdhaqameedka iyo gudida beesha bariga burco ayaa mawqif adag ka istaagay xaalada murugsan ee somaliland marayso iyagoo wacad ku maray in aanay cidnaba ka yeelayn in ay ku ciyaarto nabada somaliland xukuumad iyo mucaaridba
S...
Sunday, August 13, 2023
-
“Hadalka Saleebaan Waxa Uu Xambaarsanaa Caqli Xumo Iyo Nacasnimo, Xaal baanan Ka Bixinayaa” Boqor Buurmadow.
Boqor cismaan aw maxamuud buurmadow ayaa ka hadlay xaalada cakiran ee ka taagan Somaliland iyo isku dhicii khasaaraha nafeed sobobay ee ciidanka booliska Somaliland iyo jabhada buurta gacan libaax
Sidoo kale Boqor buurmadow aya...
Sunday, August 13, 2023
-
“Cirroy Inamada Kasoo Daji Buurta Ciyaalkaad Saartey Hadii Kale Kuwayagana Waanu Lasoo Degi Garxajisna Isaga Isku Jabaya oo Garxajis Wuu Kala Bixi”Salaadiinta Iyo Cuqaasha Beelweynta Ciidagale oo Hanjabay”Daawo Muuqaal
"Cirroy Inamada Kasoo Daji Buurta Ciyaalkaad Saartey Hadii Kale Kuwayagana Waanu Lasoo Degi Garxajisna Isaga Isku Jabaya oo Garxajis Wuu Kala Bixi"Salaadiinta Iyo Cuqaasha Beelweynta Ciidagale oo Hanjabay"Daawo Muuqaal
...
Sunday, August 13, 2023
-
Maareyaha Wakaalada Biyaha Berbera oo Kormeeray Ceelasha Biyaha Kalajab oo Biyo Balaadhin Laga Wado Dab Dhaliye Cadceedu Riminaysana Lagu Xidhayo
Berbera(Berberatoday.com)-Maareyaha Wakaalada Biyaha Berbera Khadar Siciid Firiko oo Kormeeray Ceelasha Biyaha Kalajab oo Biyo Balaadhin Laga Wado Dab Dhaliye Cadceedu Riminaysana Lagu Xidhayo
https://youtu.be/CA1V8K59heo
&n...
Sunday, August 13, 2023
-
“Dhalinyarada Buurta Joogta Ragbaa Wada, Beel Dagaalamaysaana Ma Jirto”Gudoomiye Cabdilahi Dahab”Daawo Muuqaal
"Dhalinyarada Buurta Joogta Ragbaa Wada, Beel Dagaalamaysaana Ma Jirto''Gudoomiye Cabdilahi Dahab"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/CXStKNwFRxQ
&nb...
Saturday, August 12, 2023
-
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Ka Hadlay Dhacdadii Buurta Gacan Libaax ee Askarta Booliska Ah Jabhadu Ku Laysay”Daawo Muuqaal
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Ka Hadlay Dhacdadii Buurta Gacan Libaax ee Askarta Booliska Ah Jabhadu Ku Laysay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/f-tOevC8bCM
...
Saturday, August 12, 2023
-
“Askarta Qaranka Waa Lawada Laayaye Sarkaalka Gabooye Waxa Cagta Madaxa Looga Saaray Waa Quudhsi Arinkaasina Maaha Wax Aanu Qaadan Karno Waananu Ka Dagaalamaynaa,Dagaal Aan Somaliyi Aqoon Ayaanu Naqaanaa oo Ku Aarsan Doonaa”Suldaan Maxamed Axmed Ismaaciil
"Askarta Qaranka Waa Lawada Laayaye Sarkaalka Gabooye Waxa Cagta Madaxa Looga Saaray Waa Quudhsi Arinkaasina Maaha Wax Aanu Qaadan Karno Waananu Ka Dagaalamaynaa,Dagaal Aan Somaliyi Aqoon Ayaanu Naqaanaa oo Ku Aarsan Doonaa"Suldaa...
Saturday, August 12, 2023
« Previous Page — Next Page »