Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo Musallafay, Hanjabaadna Diray
Muqdisho(Berberatoday.com)-Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ee ATMIS, ayaa musallafay, isla markaana dhaqaale la’aani soo foodsaartay waqtigan, waxaanu ku hanjabay Midawga Afrika in Soomaaliya ay la wareegi doonto Al-Sha...