Halkuu Ka Soo Jeeday Axmed-Guray? W/Q: Cali Cabdi Coomay
Halkuu Ka Soo Jeeday Axmed-Guray?
W/Q: Cali Cabdi Coomay
Ka hor inta aynaan soo bandhigin meel-ka-soo jeedka Axmed Ibraahin Al-Qaasi (Axmed-Guray), aynu waxoogaa dul istaagno waayihii dagaal ee uu soo maray Axmed-guray. Da...