-
Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Xaalada Magaalada Laascanood Iyo Baaq Uu Udiray Shacabka Gobolka Sool Iyo Xukuumada!
Gudoomiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan ayaa ka hadlay dagaal maanta ka dhacay magaalada laascanood oo sobobay khasaare dhimasho iyo dhaawac iskugu jira
Sidoo kale Gudoomiyaha Xisbiga wadani ayaa baaq nabadeed udiray...
Tuesday, February 7, 2023
-
Warar Dheeraada Oo Kasoo Baxay Xaalada Magaalada Laascanood!
Laascaanod(Berberatoday.com)-Magaalada laascanood ayaa saaka ku waabariisatay dagaal iyo rasaas dhacays kadib markii ciidamo ka amar qaadayana garaad guud ee beelaha dhulba hante ay weerareen xarunta madaxtooyada laascanood iyo xe...
Tuesday, February 7, 2023
-
Madaxwaynaha Somaliland Oo Kulan Deg Deg Ah Iskugu Yeedhay Golaha Wasiirada Iyo Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay Ee ku Waajahan Xaalada Laascanood! “
“Goluhu Waxa Uu Shacabka Iyo Beesha Caalamkaba Ku war-Gelinayaa, Inuu Qaranka Somaliland Dagaal Kula Jiro kooxo Argagixiso Caalami Ah, Oo In Muddo Falal Amni Daro ka Maleegayey Gudaha Laascaanood”Xukuumada Jsl,
WAR-SAXAAFAD...
Tuesday, February 7, 2023
-
Dhul Gariir Sababay Khasaare Nafeed Iyo Mid Hantiyeed oo Ku Dhuftay Xuduudka Wadamada Turkiga Iyo Suuriya
Ku dhawaad 200 oo qof ayaa ku dhintay ilaa 1,000 kalena way ku Dhaawacmeen Magaalooyinka Turkiga iyo Suuriya kamida ka dib markii dhulgariir cabirkiisu dhan yahay 7.8 uu ku dhuftay koonfurta Turkiga iyo Suuriya
Dhulgariirka...
Monday, February 6, 2023
-
Madaxweyne Muuse Biixi oo Golaha Wasiirada Xukumadiisa Kulan Dagdag Ah Isugu Yeedhay Si Looga Arinsado Xiisada Dagaal ee Ka Aloosan Laascaanod
Golaha Wasiirada Somaliland Madaxweynaha Iyo Kuxigeenkiisa ayaa hadda isugu yimi fadhi dagdag ah oo lagaga arinsanayo Xiisada Dagaal ee ka aloosan Magaalada Laascaanod ee sababta Dagaala udhexeeya Ciidamada Qaranka Somaliland iyo ...
Monday, February 6, 2023
-
Kala Duwanaanshaha Dagaalka Laascanood Ee Garaad Jamaac Ismaciil Iyo Garaad Jaamac Cali Oo Dagaal Ku Baaqay+ Wasiir Kaahin Oo Farta Ku Fiiqay Garaadka Fidmada Hurinaya”Daawo Muuqaal
Kala Duwanaanshaha Dagaalka Laascanood Ee Garaad Jamaac Ismaciil Iyo Garaad Jaamac Cali Oo Dagaal Ku Baaqay+ Wasiir Kaahin Oo Farta Ku Fiiqay Garaadka Fidmada Hurinaya"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/wPZxIMSFit0
&nb...
Monday, February 6, 2023
-
“Garaad Baxsan Karaa Majiro Nin Gudbi Karaana Majiro Halkan Ayaa La Joogayaa Shaqo La Qabanayaan Majirto,Garaadki Baxa Ee Baxsada Isaga Iyo Reerkiisu Waa Kuwa Dadka Iyo Deegaanka Rabshada Iyo Qaska Uhorseeday”Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil.
"Garaad Baxsan Karaa Majiro Nin Gudbi Karaana Majiro Halkan Ayaa La Joogayaa Shaqo La Qabanayaan Majirto,Garaadki Baxa Ee Baxsada Isaga Iyo Reerkiisu Waa Kuwa Dadka Iyo Deegaanka Rabshada Iyo Qaska Uhorseeday"Garaad Jaamac Garaad ...
Monday, February 6, 2023
-
“Ilaa Saacadan Waxa Weerarka Wada Ciidamada Ay Garaadadu Soo Abaabuleen”Wasiir Maxamed Kaahin”Daawo Muuqaal
"Ilaa Saacadan Waxa Weerarka Wada Ciidamada Ay Garaadadu Soo Abaabuleen"Wasiir Maxamed Kaahin"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/XUP8Y47DMFM
...
Monday, February 6, 2023
-
Qodobo Colaad Loogu Talagalay Oo Garaadada Laascaanod Ku Shiraayay Soo Saareen”Daawo Muuqaal
Laascaanod(Berberatoday.com)-Qodobo Colaad Loogu Talagalay Oo Garaadada Laascaanod Ku Shiraayay Soo Saareen"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/n5onV6HsN0Q
&nb...
Monday, February 6, 2023
-
Afhayeen Wasaarada Arimaha Gudaha oo Garaadada Laascaanod Ku Shiraya Ku Eedeeyay Inay Kutaliyeen In La Wareero Fadhiisimada Ciidanka Qaranka Iyo Xarunta Ay Daganyihiin Golaha Wasiiradu”Daawo Muuqaal
Laascaanod(Berberatoday.com)-Afhayeen Wasaarada Arimaha Gudaha oo Garaadada Laascaanod Ku Shiraya Ku Eedeeyay Inay Kutaliyeen In La Wareero Fadhiisimada Ciidanka Qaranka Iyo Xarunta Ay Daganyihiin Golaha Wasiiradu"Daawo Muuqaal
...
Monday, February 6, 2023
« Previous Page — Next Page »