-
Madaxwaynaha DDS Oo Lalayeeshay Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Iyo Arimaha Uu kaga Hadlay!
Jigjiga(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar oo si waafi ah uga hadlay tacaddiyadii hadda ka hor ka dhacay degaanka Soomaalida ayaa sheegay in guud ahaan tacaddiyo kala duwan ay ka dhaceen degaa...
Saturday, December 3, 2022
-
Taliban Oo Ciidankeeda Ku Amartay Inay Weeraraan Guud Ahaan Dalka Pakistan
Dhibaatooyinka uu wajahayo raysal wasaaraha Pakistan Shahbaz Sharif ayaa sii kordhaya gudaha dalkiisa.
Xiisadda siyaasadeed ee ka dhalatay dibaxyadii uu horkacayay Cimran Khan loogna soo horjeedayÂ...
Friday, December 2, 2022
-
Kooxda Sheegata Isaamiyiinta Ee IS Oo Ku Dhawaaqday Inuu Geeriyooday Hoggaamiyahoodii
Kooxda isugu yeerta dowladda Islaamka ee IS ayaa ku dhawaaqday inuu geeriyooday hogaamiyihii ururkaasi Abuu Al-Xassan Al-Hashimi al-Qurayshi.
Fariin cod ah oo uu soo saaray afhayeenka kooxda ayaa lagu sh...
Friday, December 2, 2022
-
“Komishanka Aids-ku Wuxuu Qaabilsan Yahay Inuu Xakameeyo Xanuunka”Maxamed Xaaji Yaasin Agaasimaha Abaabulka Iyo Wacyigalinta”Daawo Muuqaal
"Komishanka Aids-ku Wuxuu Qaabilsan Yahay Inuu Xakameeyo Xanuunka''Maxamed Xaaji Yaasin Agaasimaha Abaabulka Iyo Wacyigalinta"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/M2lWejELfeM
 ...
Friday, December 2, 2022
-
Ciidanka Iran Oo Toogasho Ku Dilay Taagere U Dabaaldegay Guushii Maraykanka Ee Koobka Aduunka
Ciidanka Iran Oo Toogasho Ku Dilay Taagere U Dabaaldegay Guushii Maraykanka Ee Koobka Aduunka
https://youtu.be/lEwffCJAefQ
Berberatoday.com...
Friday, December 2, 2022
-
“Xanuunka Aids-ka Qofna Ma Iibsado Ilaahy Ba Keena Ee Takoorka Aynu Ka Dayno Dadka La Nool”Urur Udooda Xuquuqda Dadka Xanuunka Qaba”Daawo Muuqaal
"Xanuunka Aids-ka Qofna Ma Iibsado Ilaahy Ba Keena Ee Takoorka Aynu Ka Dayno Dadka La Nool''Urur Udooda Xuquuqda Dadka Xanuunka Qaba"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/RHwaGPi2Vlk
...
Friday, December 2, 2022
-
Ukraine Oo Shaacisay Tirada Askarta Kaga Dhimatay Dagaalka Ruushka Dhexmaray
Ilaa 13,000 oo askari oo Ukraine u dhashay ayaa la dilay tan iyo markii uu bilowday duulaanka Ruushka, sida uu sheegay sarkaal sare.
 Mykhailo Podolyak, oo ah la taliyaha madaxweynaha Ukraine Volodymyr ...
Friday, December 2, 2022
-
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Beesha Caalamku Laba Qodob Kala Dooran Siisay Madaxwayne Muuse Biixi”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa sheegay in beesha caalamku madaxwayne biixi hordhigtay laba qodob oo la xidhiidha qabsoomida doorashooyinka
...
Friday, December 2, 2022
-
Madaxwayne Kuxigeenka Cabdiraxmaan Saylici Oo Kormeer Ku Tagay Dekeda Berbera Iyo Maareyaha Haayada Dekedaha Oo Warbixin Ka SiiyayHorumarka Kasocda”Daawo Muuqaal
Madaxwayne Kuxigeenka Cabdiraxmaan Saylici Oo Kormeer Ku Tagay Dekeda Berbera Iyo Maareyaha Haayada Dekedaha Oo Warbixin Ka SiiyayHorumarka Kasocda"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/KKfaFcdmTF8
&nb...
Friday, December 2, 2022
-
Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Maalgashiga Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama.
Borama(Berberatoday.com)-Wasiirka cusub ee wasaarada maalgashiga somalilland marwo Aamina Cilmi Fariid ayaa maanta sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalo madaxda Gobolka Awdal ee Boorama
...
Friday, December 2, 2022
« Previous Page — Next Page »