-
Xildhibaan Xisbiga Waddani U Iftiimiyay Sababta Dumarka Xabsiga Gabiley Loogu Xidho”Daawo Muuqaal
Xildhibaan Xisbiga Waddani U Iftiimiyay Sababta Dumarka Xabsiga Gabiley Loogu Xidho"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/TDvUttEiRo8
Berberatoday.com...
Friday, November 18, 2022
-
“Madaxweynuhu Dalka Gacan Kulul Ayuu Ku Kaxeeyay , Wadanku Muuse Ma Qaadi Karo Hal Sano Oo Kale”Profesor Cabdi Cali Jaamac Hogaamiyaha Urur Siyaasadeedka Daljir”Daawo Muuqaal
"Madaxweynuhu Dalka Gacan Kulul Ayuu Ku Kaxeeyay , Wadanku Muuse Ma Qaadi Karo Hal Sano Oo Kale"Profesor Cabdi Cali Jaamac Hogaamiyaha Urur Siyaasadeedka Daljir"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/WCrGnnQvmC8
...
Friday, November 18, 2022
-
Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho Oo Weerar Qaawan Ku Qaaday Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka.
London(Berberatoday.com)-Xildhibaan cabdiqaadir Indho Indho ayaa si qaawan uweeraray hogaanka xisbiyada mucaaridka Somaliland ee wadani iyo Ucid oo iyagu dhawaan go,aan ka qaatay mudo xileedka xukuumada iyo golaha guurtida.
...
Friday, November 18, 2022
-
Ganacsatada Xoolaha Dhoofiya Ee Somaliya Oo Sheegay In Wali Alshabaab Ka Qaado Cashuurtii+ Goobaha Lagaga Qaado!
Muqdisho(Berberatoday.com)-Ganacsatada Xoolaha Ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay Inay Alshabaab weli ka qaadaan lacago baad ah oo ay ugu Yeedheen sakaawaad iyo cashuur.
Qaar kamid ah ganacsatadan oo la hadlay idaacadda VOA...
Friday, November 18, 2022
-
Caasimada Hargaysa Oo Kamid Noqotay Lix Magaalo Oo Ku Guulaystay Tartan Lacageed Oo Lagu Horumarinayo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Caasimada Somaliland ee Hargaysa ayaa kamid Noqotay lix Magaalo oo ku yaala qaarada Africa oo ku guulaystay tartan lacageed oo lagu horumarinayo kaasi oo lagu qabtay dalka masar.
...
Friday, November 18, 2022
-
Dawlada Sucuudiga Oo Samaynaysa Magaalo Dhan Oo Bada Dusheeda Sabaynaysa 60 Kun Oo Qofna Ku Noolyihiin
Dalka Sucuudiga ayaa hirgalinaysa doontii ugu weynayd caalamka oo umuuqaal eeg Diin Badeed waxaana ku baxaysa lacag dhan 5 Bilyan oo dollar.
Dhismaha magaaladan oo loogu talo-galay in ay biyaha badda dul Sabayso ayaa ...
Thursday, November 17, 2022
-
“Gabiley Cidii Diida Han Madaxweyne Ma Hesho” ….. Dadweynaha Gabiley Oo Siweyn Uga Dareen Celiyay Hadal Kasoo Yeedhay Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Wadani”Daawo Muuqaal
"Gabiley Cidii Diida Han Madaxweyne Ma Hesho" ..... Dadweynaha Gabiley Oo Siweyn Uga Dareen Celiyay Hadal Kasoo Yeedhay Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Wadani"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/taKz9TPYQi4
...
Thursday, November 17, 2022
-
Xisbiga Ucid Oo Is Bar-bar Dhig Ku Sameeyay AHUN Madaxweyne Cigaal Iyo Madaxweyne Biixi”Daawo Muuqaal
Xisbiga Ucid Oo Is Bar-bar Dhig Ku Sameeyay AHUN Madaxweyne Cigaal Iyo Madaxweyne Biixi"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/FSR9uPD1i20
Berberatoday....
Thursday, November 17, 2022
-
“Cirro Malaha Karti Uu Dalka Ku Hoogamiyo”Wasiir Ku-xigeenka Ganacsiga Muuse Salaf Oo Eedo Culus Ujeediyay Musharax Xisbiga Wadani”Daawo Muuqaal
"Cirro Malaha Karti Uu Dalka Ku Hoogamiyo"Wasiir Ku-xigeenka Ganacsiga Muuse Salaf Oo Eedo Culus Ujeediyay Musharax Xisbiga Wadani"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/LkS2__zghDo
...
Thursday, November 17, 2022
-
Ciidamada Bada Ee Mareykanka Oo Qabtay Doon Hub Iyo Walxaha Qaraxa Siday Oo Kusii Jeeday Dalka Yemen
Ciidamada badda Mareykanka ayaa gacanta ku dhigay Doon siday hub iyo walxaha qarxa oo ku sii jeeday dalka Yemen.
Doonta ayaa siday 180 tone oo isugu jiray bacriminta beeraha , hub iyo walxaha qarxa, waxaana ay ka timi dalka...
Thursday, November 17, 2022
« Previous Page — Next Page »