-
Urur Siyaasadeedka Waabari Oo Fariin Udiray Taageerayaashooda Gobolka Saaxil”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Urur Siyaasadeedka Waabari Oo Fariin Udiray Taageerayaashooda Gobolka Saaxil"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/1-lQ05Fk9KY
...
Saturday, October 22, 2022
-
“Somaliland Iyo Puntland Waxay Ku Taagan Yihiin Nidaamka Beelaha…”Yuusuf Shaacir”Daawo Muuqaal
"Somaliland Iyo Puntland Waxay Ku Taagan Yihiin Nidaamka Beelaha..."Yuusuf Shaacir"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/AW1ae_73CdQ
Berberatoday.com...
Saturday, October 22, 2022
-
“Dawlad Ku Meel Gaadh Ah Ayaanu Samaynaynaa, Shirka Burco-na Waanu……”Faysal Cali Waraabe”Daawo Muuqaal
"Dawlad Ku Meel Gaadh Ah Ayaanu Samaynaynaa, Shirka Burco-na Waanu......"Faysal Cali Waraabe"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/YPB2q3DIdGo
Berberat...
Saturday, October 22, 2022
-
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud Oo Xadhiga Kajaray Wajiga Koowaad Ee Dhismaha Dekedda Garacad Putland
Garacad(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xarigga ka jaray wajiga koowaad ee dhismaha Dekedda Gara...
Saturday, October 22, 2022
-
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Ganacsiga Iyo Dalxiiska Somaliland Oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Isku Xidhka Africa Iyo Taiwan Oo Lagu Qabtay Magaalada Taipei.
Tapie(Berberatoday.com)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga & Dalxiiska JSL Mudane Abdirashid Ibrahim Sh. Abdirahman Ayaa hadal ka jeediyay Shirka Isku xidhka Suuqa Taiwan iyo Afrika oo lagu qabtay Caasimadda dalka Taiwan ...
Saturday, October 22, 2022
-
Dr Gaboose Oo Ka Jawaabay Su,aal Laga Weydiiyay Lacagta Cisbataalkiisa Uu Bukaanada Ka Qaado”Daawo Muuqaal
Dr Gaboose Oo Ka Jawaabay Su,aal Laga Weydiiyay Lacagta Cisbataalkiisa Uu Bukaanada Ka Qaado"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/9BJva7JC8Ls
Berberatoday.com...
Friday, October 21, 2022
-
Dr Gaboose Iyo Qeybo Kamida Dhalinyarada Berbera Oo Kulan Ay Yeesheen Su,aalo Iyo Jawaabo Xasaasiya Isweydaarsaday”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Dr Gaboose Iyo Qeybo Kamida Dhalinyarada Berbera Oo Kulan Ay Yeesheen Su,aalo Iyo Jawaabo Xasaasiya Isweydaarsaday"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/02uui6QCrCc
...
Friday, October 21, 2022
-
Madaxweynaha Kenya Ruto Oo Wacad Ku Maray Inuu Dabagal Iyo Dabar Goyn Ku Samayn Doono Musuq-maasuqa Canshuuraha
Nairobi(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa wacad ku maray inuu dabagal ku samayn doono cashuur dhaafka iyo inuu laba jibaari doono ururinta dakhliga.
Madaxweyne Ruto ayaa sheegay in qofna uusan awood...
Friday, October 21, 2022
-
Madaxweynaha Puntland Oo Wefti Uu Hogaaminaayo Mustafe Cagjar Garoowe Kusoo Dhaweeyey
Garowe(Berberatoday.com)-Wefdi ballaaran oo uu hoggaaminaayo Madaxweynaha deegaanka Soomaalida Itoobiya DDS Mudane Mustafe Muxumud Cumar (Cagjar) ayaa gabbal-gaabkii jimacada ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Gen Abshir caasi...
Friday, October 21, 2022
-
“Nabi Maxamed N.N.K.H Maka Oo Agagaarkeeda Yaalaan In Ka Badan 300 Oo Sanab Ayuu Dacwada Bilaabay”Sheekh Almis Yaxye.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh almis imam yaxye xaaji ibaahim oo kamid ah culimada dalka ayaa dardaaran culus ujeediyay dhalinyarada iyo sidii ay uga shaqayn lahaayeen diinta.
...
Friday, October 21, 2022
« Previous Page — Next Page »