|
Warar
-
“Sool, Sanaag Iyo Cayn Reer SSC Kaligood Malaha Been Yay Isu Sheegin Waa Lala Daganyahaye….”General Siciid Cawil Caarre”Daawo Muuqaal
"Sool, Sanaag Iyo Cayn Reer SSC Kaligood Malaha Been Yay Isu Sheegin Waa Lala Daganyahaye...."General Siciid Cawil Caarre"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/3At_nE_d8ts
...
Thursday, January 5, 2023
-
Dawlada Itoobiya Oo Ka Baxday Heshiish Ganacsi Oo Ay Wada Galeen Somaliland!
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dawlada fadaraalka Ee Itoobiya ayaa gabi Ahaanba ka baxday Heshiish ganacsi oo ay hore ukala sexeexdeen Somaliland Iyo Itoobiya kaasi oo Ahaa khudaarta Somaliland uga timaada dalka itoobiya kadib mark...
Thursday, January 5, 2023
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Eng, Cali Xoorxor Umagacaabay Wasiirka Shaqada,Shaqaalaha,Qoyska Iyo Arimaha Bulshada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Muuse Biixi Oo Eng, Cali Xoorxor Umagacaabay Wasiirka Shaqada,Shaqaalaha,Qoyska Iyo Arimaha Bulshada
Ujeeddo: Magacaabid.
Wareegto Madaxweyne
Magacaabid
Markaan Arkay: Dastuurka ...
Wednesday, January 4, 2023
-
“Waxaynu Qabsanaynaa Shirweyne Wadatashi,Cali Khaliif Wuxuu Udhintay Cadhadii Uu Ka Qaaday”Faysal Cali Waraabe”Daawo Muuqaal
"Waxaynu Qabsanaynaa Shirweyne Wadatashi,Cali Khaliif Wuxuu Udhintay Cadhadii Uu Ka Qaaday"Faysal Cali Waraabe"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/gZH5x84AHGA
...
Wednesday, January 4, 2023
-
“Somaliland Xoog Ayay Ku Haysataa Dhulkeeda Hadii Ay Puntlandna Soo Doonato Mahadin Mayso..”Profesor Cabdi Cali Jamac”Daawo Muuqaal
"Somaliland Xoog Ayay Ku Haysataa Dhulkeeda Hadii Ay Puntlandna Soo Doonato Mahadin Mayso.."Profesor Cabdi Cali Jamac"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Ete0gFphsBg
&nb...
Wednesday, January 4, 2023
-
“Madaxweynaha Putland Waxan Leeyahay Waar Laascaanod Waxba Utarimayside Garowe Yaanay Gacantaada Ku Burburin”Wasiir Mustafe Godane”Daawo Muuqaal
"Madaxweynaha Putland Waxan Leeyahay Waar Laascaanod Waxba Utarimayside Garowe Yaanay Gacantaada Ku Burburin"Wasiir Mustafe Godane"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/91GCtjR9IyY
...
Wednesday, January 4, 2023
-
Wasiirka Gaashaandhiga Iyo Maamulka Gobolka Salel Oo Ka Warbixiyay Roobab Ka Da,ay Xeebaha Oo Xanibay Isku Socodka! S
Selal(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada gaashaandhiga Somaliland iyo maamulka gobolka salel ayaa kormeer ku tagay deegaanka gobolka salel katirsan oo ay ka da,een roobab waawayn oo xanibay isku socodka gaadiidka
...
Wednesday, January 4, 2023
-
Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Oo Xilka Qaadis,Isku Bedelid Iyo Magacaabis Ku Sameeyay Qaar Kamid Ah Golihiisa Wasiirada!
WAREEGTO MADAXWEYNE: 04 /01/2023.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu kala tahay JSL/XM/XKQ/222/1-973/042023, JSL/XM/WM/222-975/042023 iyo JSL/...
Wednesday, January 4, 2023
-
Alle Ha Unaxariisto Laba Haweenay Oo Ugeeriyooday Gaadhi Ku Jiidhay Aaga Tuulada Galoolay Ee Koonfurta Degmada Sheekh
Cuspitaalka degamda sheekh waxaa hada la keenay labo qof oo dumar ah oo baabur ku jiidhay deeganka galoolay ee dhinaca koonfureed ee degmada sheekh .
Labadan dumar aha ayaa midi ahayd hooyooyinka deeganka geel-looko...
Wednesday, January 4, 2023
-
Qaarkamid Ah Culimada Somaliland Oo Ka Hadlay Arinta Laascanood Iyo Baaq Ay Udireen Xukuumada Jsl.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah culimo awdiinta Somaliland eek u dhaqan caasimada hargaysa ayaa baaq kazoo saaray xaalada ka taagan magaalada laascanood iyagoo xukuumada ugu baaqay in ay sugto abniga dadka reer sool iyagoo...
Wednesday, January 4, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|