Waraysiyo
-
Jabhada Xuutiyiinta Yemen Oo Maanta Tijaabiyeen Gantaalaha Riddada Dhexe Ee Loo Yaqaano Scud 510 Oo Dhererkoodu Gaadhayo Ilaa 6000 KM Kuwaas Oo Si Fudud Usoo Gaadhi Kara Berbera
Sanca(Berberatoday.com)-Xuutiyiinta Yemen waxay maanta tijaabiyeen gantaalaha riddada dhexe ee loo yaqaano Scud 510 oo dhererkoodu gaadhayo ilaa 6000 km
Sida telefishanka Al carabiya ka soo xigtay wakaaladda wararka ee AFP ...
Friday, February 24, 2017
-
“Sida Aan Uga Soomanahay Ammaanada Umada Ee Lay Dhiibay In Looga Wada Soomo, Oo Aan Guryo Laga Dhisan Oo Aan Baabuur Raaxo Oo Qaaliya Laga Iibsanin, Laakiin Waa Laga Heli Lahaa Shacbiga Niman Caynkaas Yeela”Madaxweyne Marxuum Cigaal
"Sida Aan Uga Soomanahay Ammaanada Umada Ee Lay Dhiibay In Looga Wada Soomo, Oo Aan Guryo Laga Dhisan Oo Aan Baabuur Raaxo Oo Qaaliya Laga Iibsanin, Laakiin Waa Laga Heli Lahaa Shacbiga Niman Caynkaas Yeela"Madaxweyne Marxuum Ci...
Friday, February 24, 2017
-
Daawo,,,Telefishanka HCTV Oo Abaal-marino Kala Duwan Ku Maamuusay Shaqaalihii Iyo Wariyeyaashii Shaqo-wanaaga La Yimid Sanadkii Dhamaaday+Sawiro
Hargeisa(Berberatoday.com):- Telefishanka Caalamiga ah ee Horn Cable Tv ayaa abaal-marino kala duwan gudoonsiiyey shaqaalihii iyo wariyeyaashii shaqo-wanaaga la yimid sanadkii dhamaaday ee 2016-ka, kuwaas oo lagu maamuusay had...
Thursday, February 23, 2017
-
Daawo, Socdaalkii uu Gudoomiye Cirro ku marey Xarumaha Warbaahinta dalka iyo Xarunta HCTV oo noqotey Mid television Caalamiya u eeg !!!!
geysa:(Berberatoday.com) Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa galabta illaa caawa fiidkii booqasho uu ugu kuur gelaayey xaalada warbaahineed iyo weli ba sida ay u shaqeeyaan wariye...
Tuesday, February 21, 2017
-
War Deg Deg Ah”Shirkada DP World Ee Dekeda Berbera Xukumada Siilanyo Ka Kireeysay Oo Shaqaalihii Uhoreeyay Oo Boqolaal Ah Shaqadii Ka Eriday Iyo Liiska Inaty Qaadatay Oo Lasoo Dhajiyay
Berbera(Berberatoday.com)-Shirkada Macaash Doonka ah ee Xukumada Madaxweyne axmed Siilanyo Dekeda Berbera ka Kireysay ayaa durbaba markii ay xaqoodii qaateen shaqadii ka caydhisay shaqaale tiradooda lagu sheegay 270 shaqaale ah ku...
Tuesday, February 21, 2017
-
Sir Culus”Wasiir Maxamud Xaashi Oo Ku Hawlan Ishaafalato Uu Ku Damacsan Yahay Inuu Hal Milyan Oo Dollar Ka Siisto Faysal Cali Waraabe Gudoomiyenimada Xisbiga Ucid Iyo Boqor Buurmadaw Oo Dilaal Ka Ah Biicaas
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi oo u gogol xaadhaya sidii uu gacanta ugu dhigi lahaa xisbi uu Gudoomiye ka yahay, marka uu ka tago ama’se Xukuumadda uu wasiirka ka yahay mud...
Monday, February 20, 2017
-
Shaqaalaha Dekeda Berbera Oo Saaka Diiday Inay Qaataan Lacagtii Xaqooda Aheyd Iyo Sababta Keentay Akhriso
Berbera(Berberatoday.com)-Shaqaale weynaha Dekeda Berbera oo saaka loo bandhigay ama loogu baaqay inay qaataan lacagtii xaqa ama xuquuqdooda ahayd ayaa guud ahaan Madax iyo shaqaale hoosaadba saaka diiday inay lacagtaas qaataan, i...
Saturday, February 18, 2017
-
Halkan Ka Akhriso Xogo Ama Qoraalo Cadeymo U Ah Faraqa Udhaxeeya Lacagta Xuquuqda Shaqaalaha Dekadda Berbera Ay Leeyihiin iyo Xisaabta Ay Xukuumada Somaliland Baanka Ugu Shubtey Oo Noqoneysa 50% Xaqoodii Ay Ku Lahayeen Qaranka Somaliland
Berbera(Berberatoday.com)-Halkan Ka Akhriso Xogo Ama Qoraalo Cadeymo U Ah Faraqa Udhaxeeya Lacagta Xuquuqda Shaqaalaha Dekadda Berbera Ay Leeyihiin iyo Xisaabta Ay Xukuumada Somaliland Baanka Ugu Shubtey Oo Noqoneysa 50% Xaqoodii ...
Saturday, February 18, 2017
-
Daawo Muuqalka”Sheekh Aadan-Siiro Oo Si Adag Uga Hadlay Heshiiska Saldhigga Milletari Ee Baarlamaanku Ansixiyey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa si adag uga hadlay Go’aankii labada Gole ee Baarlamaanka Somaliland ku ansixiyeen Heshiiska uu Imaaraadku Saldhigga Ciidan kaga dhisanayo M...
Saturday, February 18, 2017
-
“Maxamuud Xaashi Lacag Baa U Muuqata Oo Waxa Uu Ku Ciyaarayaa Inuu Dab Yahay Ma Oga, Berrina Wuu Cararayaa Oo Baasaboor Ajaanib Ah Buu Haystaa……”Muj. Dhegoweyne
“Raggii waaweynaa ee xildhibaanada ahaa Saleebaan Gaal waxa uu ka dhigtay carruur Galaas ugu jirta oo BAX, SAARA, ERYA, ayuu yidhi, allah fariidsanaa oo raganimo badanaa….”
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Ibraahim...
Friday, February 17, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|