|
codkaumada.com
Nuxurka Khudbad Uu Wasiirkii Hore Ee Warfaafintu Ka Jeediyay Munaasibadii Xil-wareejinta(Daawo)
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore wasaaradda warfaafinta ahna wasiirka cusub ee wasaaradda xanaanada xoolaha Jamhuuradda Somaliland Cabdillahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa khudbad dheer oo uu ka waramayo waxqabadkii intii uu joogay wasaaradaasi ka jeediyay munaasibad uu ku wareejinayay xilka wasaaradaasi. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka
https://www.youtube.com/watch?v=40jeeejaPPY
Berberatoday.com |
||
|
|
||