Maareye Kuxigeen Cusub Oo Loo Soo Magacaabay Wakaalada Biyaha Berbera Iyo Kii Hore Oo Xilkii Laga Qaaday
January 24, 2016 - Written by Berbera Today
Hargaiasa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Biyaha Somalialnd Bashe cali Jamac Ayaa Sida Ku Xusan Wareegtada Maanta Xafiiskiisa Ka Soo Baxday Wuxuu Mareeye Kuxigeenka Ugu Magacaabaya Maxamed Kaariye Muse uu ahaad Mareeye Kuxigeenka Cusub Ee Wakaalada Biyaha Berbera
waxaan isla Digreetadu Xilkii Mareeye Kuxigeenimo Laga Qaaday Cabdiraxman Cige Du,ale kuna wareejiyo Xilkaas Masuulka Cusub ee aanu u soo Magacawnaya Xilkaas Mareeye Xu Xigeenka Wakaaalada Biyaha Berbera