berberatoday.com
Baraf Dabaylo Xoogan Wata Oo Ku Dhuftay Dalka Maraykanka Iyo Dad Ku Geeriyooday.
January 25, 2016 - Written by Berbera Today

USA(Berberatoday.com)-In kabadan 85 milyan oo qof oo ku nool Mareykanka waxaa saameeyay baraf da’aya oo dabeylo ay wehliyaan oo ka socda gobollo badan.

ba

 

 

 

 

 

 

 

Meelaha uu barafkan sida weyn u saameeyay waxaa ka mid ah Washington iyo New York.

Jidadka gawaadhida, khadadka tareenada iyo gaadiidka hawada ayaa dhammaan waxaa curyaamiyay barafka, gobollada qaarna boqollaal kun oo qof ayaa koronto la’aan ah.

Waxaana arrintani saameyn weyn ku yeelatay gaadiidka bad, berri iyo cirba, iyadoo in kabadan 200 oo kun oo qof ay yihiin koronto la’aan.

Ilaa haatanna 13 qof ayaa la xaqiijiyay in ay u dhinteen sababo la xidhiidha barafkani.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews