Daawo Muuqalka”Dadwaynaha Reer Burco Si Adag Uga Hadlay Sixir Barar Baahsan Oo Soo Foodsaray
   January 25, 2016 - Written by Berbera Today
       
       
   
    
Burco(Berberatoday.com)-Dadwaynaha Reer Burco Si Adag Uga Hadlay Sixir Barar Baahsan Oo Soo Foodsaray shacabka Reer Burco iyada oo dhawaan uu hoos udhac weyni kuyimi Lacagtii dollarka aheyd oo loo aanayn jiray sixir Bararka aafeeyay shacab weynaha reer Somaliland balse taas bedelkeeda waxba iskamay bedelin sixir bararkiiye waabu sii kordhay qiimihii wax lagu iibsanaayay markii dollarkii hoose Udhacay.