Diyaarada Occian Airlane Oo Duulimaadkeedii U Horeeyey Ka Bilowday Magaalada Laascaanood+Sawiro
January 25, 2016 - Written by Berbera Today
Laascaanood(Berberatoday.com)-Diyaarada Occian Airlane ayaa maanta si rasmi ah ugu bilowday Duulimaadkeeda ugu horeeyey magaalada Laascaanood.
Waxaana diyaaradani oo ka soo duushay magaalada Nairobi ay si rasmi ah usoo cago dhigay magaalada laascaanood,iyadoona ay lasocdeen qurba joog badan oo u dhalatay magaalada lascaanood.