berberatoday.com
“Kulmiye Waynu Ku Hun-Gownay,Muuse Biixina Haku Quusto,Hogashu Halka Ay Ku Hoortay”… Mujaahid Ooto Biixi
January 25, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Ooti Biixi Caalin oo kamid ahaa mujaahidintii SNM ee Halgankii Dheeraa usoo gashay dib u xorayntii somaliland ayaa maanta mar uu ka hadlayay xafladenii soo dhawaynta ahayd ee Xisbiga wadani loogu sameeyay Gobolka Togdheer ka Sheegay in Xisbiga wadani yahay ka waddanka Somaliland Bad-baadadiisu ku jirto.

ooto

 

 

 

 

 

 

 

 

Sidoo kalena waxa uu mujaahidku sheegay in bulshada reer Somaliland ku hun-gowday xukumada madaxwayne siilaanyo isagoona mujaahid Ooto Biixi Cabdi Arimahaa iyo arimo kaleba ka hadlaya ayaa waxa kamid ahaa sida tani.

“Waxaan idiin Shegayaa Maalintii la Sameeyay Ciidankii Koodbuur ayaa Somaliland la Xoreeyay Waxaan idiin Cadaynayaa Ciidankii Koodburna waxay ahayeen Ragii Dalka Aayaha Badan ku lahaa,Ragii 24 Sano kuwii abaalka ku lahaa Kala ilaalinayay Waxaan Leeyahay darbigii Waanu Jabinay Waa Darbigii Baarliin Wuu Dumay ku Quus-Qaata.

Intaas Ooto Bixii waxa uu ku daray isaga oo hadalkiisa siiwata waxaana uu yidhi.”Cid u Heshiin Mayno Ee lakiin Midnamada isaaqa ayaa ku Jirta inay Midobaan Arab iyo Garxajis,Anigu Waxan Aaminsanahay in Xisbiga Wadani Yahay Xisbiga Kaliye Ee Midayn-Kara Bulshada Reer Somaliland ee ku hungoobeen doorashadii la doortay madaxwayne Siilaanyo ayna xukuumadiisu ku fashilantay Hogaaminta talada dalka, waxaan leeyahay bulshada somaliland Xisbiga Wadani aynu doorano” Ayuu Yidhi Mujaahid Ooto Biixi Caalin.

Waxa uu raaciyay intaasi.”Muuse Biixow ku quuso Hogashu waxa ay ku hoortay Xisbiga Waddani umaduna way arkaysaa halka ay dantoodu ku jirto.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews