Madaxwaynaha Eritrea Oo Beeniyay In Cunto Yaraani Ka Jirto Dalkiisa.
January 25, 2016 - Written by Berbera Today
Eritrea(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Eritrea, Isaias Afwerki, ayaa ku ganacseydhay cabsida ah in dalkiisu ay heysato cunto yari ba’an – iyada oo abaar xun ay ka taagan tahay Geeska Afrik.
Waxa uu warbaahinta dowladda u sheegay in siyaasadda dowladda ee wanaagsan ay ka dhigan tahay in Eritrea ay wax ka qaban karto wax soosaarka beeraha ee hoos u dhacay.