berberatoday.com
Warbaahinta Dalka Holland Oo Si Weyn U Qaadadhigay Ninkii Hagayay Weerarkii Liido Oo Dhalashada Holland
January 25, 2016 - Written by Berbera Today

Wargeysyada dalka Holland oo si weyn ugu hadlay ninkii hagayay weerarkii Liido oo dhalashada Holland haysta gacantana lagu dhigay



Soomaali haysta dhalashada wadanka Holland ayaa ahaa maskaxdii ka danbeysay weerarkii habeenkii khamiista lagu qaaday baarka Liido Seafood oo ay ku dhinteen 25 qof oo rayid ah.

 

Ninkaan Soomaali Hollandeska ah ayaa lagu magacaabaa Ismail Muse Ahmed Guled ayaa lagu xidhay garoonka diyaaradaha sida uu u xaqiijiyay telefishinka iyo idaacadda Omroep Brabant, Harald Doornbos oo ah wariye Khabiir ku xeel dheer dagaalada.

Ismail Muse Ahmed Guled ayaa wadanka holland soo galay sanadkii 1992-kii wuxuu ku nolaan jiray magaalooyinka Den Helder iyo Tilburg, ka hor intii uusan ka guurin holland. waxaana uu qabay haweeneydii sanadkii hore isku qarxisay Central Hotel ee magaalladda Muqdisho.

 

 

 

 

 

 

 

 

Harald Doornbos ayaa warkiisa intaa ku daray in Ninkaani Soomaali Hollandeska ah uu ka danbeeyay, fududeeyayna weerar sanadkii 2014 ka dhacay dalka Jabuuti oo lagu dhaawacay Lix askari oo u dhashay dalka Holland.

Idaacadda iyo telefishinka Omroep Brabant oo la xiriirtay wasaaradda arrimaha dibada Holland si ay wax ugu ogaado arrimahaasi, waa ay ka gaabsadeen in ay xaqiijiyaan xaqiiqda warkaasi.

Ismail Muse Ahmed Guled, ayaa sanadkii hore sidoo kale kaalin ku lahaa qaraxii ka dhacay hotelka Central oo xaaskiisa ay isku qarxisay, taasoo iyadana haysatay dhalasho Hollandees.

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews