berberatoday.com
Xaguu Ku Danbeeyay Cabdicasiis Maxamed Samaale.Madhabaa In Muuse Biixi Iyo Samaale Heshiis Dhexmaray”Daawo Warbixin Muuqal Ah
January 25, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)Tvga Star ayaa warbixin ka diyaariyay Cabdicasiis Maxamed Samaale oo kamida ahaa ragii hogaaminaayay isbahaysiga Dimuguraadiyad doonka ah ee ka goostay Xisbiga Kulmiye islamarkaana saluuga ka muujiyay qaabkii loo maamulay laguna doortay Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa waayadan danbe lagu arag shaashadaha wararka ee layska arko iyo waliba isaga oo ka goostay la rafiiqii Kooxda Isbahaysiga Dimuguraadiyad doonka ah ee Xisbiga Kulmiye.

Halkan Hoose Ka Daawo Warbixin Uu Inoo Daadihin Doono wariye Bedri Koosaar Maxamud

 

Berberatoday.com/Berberatoday.Net

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews