Daawo Muuqalka”Maareyihii Hore Wakalada Biyaha Burco Oo Xilkii Ku Warejiyay Maareyaha Cusuub Oo Lasoo Magacaabay Wakaalada
January 26, 2016 - Written by Berbera Today
Burco(Berberatoday.com)-Maareyihii Hore Wakalada Biyaha Burco Eng. Ibraahin Yuusuf Diiriye(Jirde)ayaa xilkii Wakaalada Biyaha Berbera ku wareejiyay Maareye Cusub oo Xukumada Somaliland usoo magacawday Xilkaas. .
Halkan Hoose ka Daawo Muuqalka Warbixintan