Wiil La Dhashay 3 Ruux Oo Lagu Wada Dilay Weerarkii Xeebta Liido Ee Alshabaab Sheegtay Oo Si Qiiro Leh Uga Waramay Siday Wax Udhaceen
January 26, 2016 - Written by Berbera Today
Muqdisho(Berberatoday.com)=Wiil La dhashay 3 ruux Mar qudha lagu wada dilay weerarkii Liido ee Alshabaab sheegtay ayaa si Qiiro leh uga sheekaynaya sida ay wax u dhaceen
Halkan Hoose Ka Dhagaysi Codka Cabdifataax Maxamed Khayre Oo Kawaramaya Sida Wax Udhaceen