berberatoday.com
Banfadhigii Kulmiye Ka Dudey Oo Ku Kala Qaybsamay Ku Biiritaanka Xisbiga Waddani iyo Siyaasiyiin Ay Rajadoodii Hog-Maddow Ku Hoyatey
January 28, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Isbahaysigii Oo Qaab aamusnaan kaga jawaabeen Dalabka Waddani iyo xubno Rajadood luntay oo xildhibaano ku jiraan oo waddani ceelalyo iyo sahan udirtay, guddaha ka akkhri magacyada

ban

 

 

 

 

 

Garabkii Dhawaan Qaadacay Doorashadii Ka Dhacday Xisbiga Kulmiye Ee La Baxay Garabka Isbahaysiga Dimuqraadiyad Doonka Xisbiga Kulmiye Ayaa La Filayaa Inay Si Rasmi Ah Ugu Biiraan Xisbiga Wadani Maalinta Khamiista Ee Inagu Soo Aadan , Kubiiritanka Banfadhiga Kulmiye Ayaa Ka Dambeeyey Ka Dib Markii Mudo Laysaga Dab Qaadaayey Cabdiraxmaan Cirro Iyo Xubnaha La Baxay Isbahaysiga Kulmiye Waxaana Ilo Diiradda Ku Hayey Dhaq- Dhaqaqyadani Sheegayaan In Lagu Heshiiyey Dalab Ay Isbahaysugu Ugudbyeen Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro Kaas Oo Ahaa Sidii Ay Afkiisa Uga Qaadi Lahaayeen In La Siiyo Xilal Muhiim U Ah Oo Iyagu U Arkayeen Kuwii Lagaga Guulaystay Doorashadii Xisbiga Kulmiye

Waxaana Xilalkaa Lagu Sheegay Ay Ku Heshiiyeen In La Siiyo Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Iyo Sidoo Kale Xoghayaha Guud Taas Oo Soo Dhaweysay Garabkii Isbahaysiga Una Fududaysay Inay Kubiiraan Xisbiga Waddani Walow Ay Jiraan Warar Hoose Oo Ilaysnews  Helayso Ayaa Tibaaxaya In Xubnihii Isbahaysugu Ay Ku Kala Aragti Duwanaadeenku Biiritaanka Xisbiga Waddani Waxaana Ay Ku Kala Jabeen Mawqifka Kuu Biirida Iyagoo Laba Garab Ukala Qayb Samay Waxana La Sheegay Masuuliyiinta Ka Mideysan Ku Biiritaankooda Ay Yihiin Ex Wasiirkii Hore Madaxtooyadda Xirsi Cali Xaaji Xasan, Ex Wasiirkii Hore Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Cabdi Aw Daahir Ex Wasiirkii Hore Cadaalada Xuseen Axmed  Caydiid, Ex Wasiirkii Hore Waxbarashada Faarax Cilmi Geedoole Xildhibaan Obam Iyo Masuuliyiin Kale Oo Tiiro Badan Waxaana Ilaha Lagu Kalsoon Yahay Ay Ka Taabeen In Masuuliyiinta Ugu Miisaaka Culisi Ay Intaas Yihiin,

Waxaana Masuuliyiintan La Filayaa Inay Sida Dhakhsaha Ugu Biiraaan Xisbiga Wadani Madaama Su’aasha Kaliye Ee Bulshada Kaga Imanaysaa Ee Mar Walbana La Waydiiya Ay Tahay Hadii Uu Xisbiga Kulmiye Idin Maqli Waayay Waa Maxay Sababta Aad Wali U Sheegaynaysaa Kulmiye? .Iyadoona Safarkii Koobnaa Ee Uu Ku Tagay Gudoomiayaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Cirro Gobolka Togdheer Iyo Deegaanada Hoos Yimaada Ay Ka Dhex Muuqdeen Kuna Wahelinayeen Xubno Ka Tirsan Garabka Isbahaysiga Kulmiye.

EX- xirsi cali xaaji

Waxaana Wararka Qaar Ay Intaa Ku Darayaan In Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro Iyo Qaar Kamida Masuuliyiinta Isbahaysiga Oo Ay Kamid Yihiin Sida Ay Noo Sheegeen Ilo Wareedyo Ka Agdhaw Dhaw Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan  Wasaarada Cadaalada Somaliland Xuseen Axmed Caydii  U Dhex Maray Waxaase Dhegaha Ka Furaystay Xildhibaan Kijaandhe Iyo Maxamed Biixi Yoonis Cabdi Casiis Samaale Oo Iyagu Ahaa Musharaxiin Bale Macada Sababta Ay Udiideen Inay Ku Biiraan Xisbiga Waddani Iyo Mawqifka Garab Mariyey Saaxiibadood Waxana Ay Umuuqdaan Qaar Wali Jaro Ka Qaba Inay Xal Uhelaan Ku Khilaafkii Udhaxeeyey Hogaanka Xisbiga Kulmiye Hadiiba Ay Rumowdo Arrintani Ayaa

Hadaba Arintan Ayaa Dhabar Jab Wayn Ku Noqonaysa Xisbiga Kulmiye Hadii Ay Isbahaysiga Kulmiye Ku Biiraan Xisbiga Wadani, Sidoo Kale Xogo Shebekada Hargeisa-news Helayso  Ayaa Intaa Ku Daraya In Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Oo Iskugu Jira Xildhibaano Iyo Masuuliyiin Kale Ay Dhawaan Shaacin Doonaan Inay Iska Casilayaan Xisbiga Kulmiye.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews