berberatoday.com
Wasiirka Arrimaha Gudaha Ee Sweden Oo Shaaciyay Qorshe Dalkiisa Looga Saarayo Ku Dhawaad 80 Kun Oo Ah Qaxooti ah.
January 28, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
Sanadkii lasoo dhaafay, waxaa dalkaasi gaaray in ka badan 160 kun oo qaxooti ah.

Wasiirka arrimaha gudaha ee Sweden, Anders Ygeman, ayaa shaaciyay qorshe dalkiisa looga saarayo ku dhawaad 80 kun oo ah qaxootiga ku guuldareystay codsigooda magangelyo doonnimada.

Sweden ayaa aqbashay tiro badan oo qaxooti ah marka loo barbar dhigo tirada dadka dalkaasi u dhashay ee ku nool.

Sanadkii lasoo dhaafay, waxaa dalkaasi gaaray in ka badan 160 kun oo qaxooti ah.

Sweden ayaa hadda shaaca ka qaaday in aanay albaabadeeda usii furnaan doonin qaxootiga.

Anders Ygeman ayaa sheegay in qaxooti tiradoodu u dhexeyso 60 ilaa 80 kun oo ka mid ah kuwii dalkaasi gaaray sanadkii lasoo dhaafay balse ku guuldareystay codsiyadooda magangelyo doonka ah dalkaasi laga saari doono.

Waxa uu inta ku daray in diyaaraddo khaas ah loo kireyn doono dadkaasi isla markaana uu hannaankaasi qaadan doono sanado.

Tirada qaxootiga gaaraya Sweden ayaa aad hoos ugu dhacday ka dib markii uu dalkaasi adkeeyay ammaanka xuduudihiisa bilowgii sanadkan.

Source:BBC.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews