berberatoday.com
Sifeyaasha kala duwan ee Ardeyda Somaliland loo caawin doono si ay wax uga bartaan Jaamacadaha kala duwan ee Dalka Federaalka Ruushka maadaama ay hada furantay is qoristii sandka cusub ee 2016.‏
January 29, 2016 - Written by Berbera Today
  Admission are open for academic year 2016-2017.
A) Marka hore, Waxaanu immigration ka Ruushka uga codsanaynaa Ardey kasta  warqad cadeynaysa in uu helo ogolaansho buuxda oo waxbarasho in uu ka helo Dawlada Ruushka inta aanu wada buuxin shuruudaha waxbarasho oo aanu Safaarada ka doonan Visaha Waxbarasho ee Jaamacadaha Dawlada Federalka ah ee Ruushka.
B)  Hadii Ardeygu uu buuxin waayo Shuruudaha Waxbarasho ee Jaamacadaha dalka Ruushka amase uu bixin kari waayo oo qaali ku noqoto fiiga waxbarasho ee Jaamacadaha dalka Ruushku waxaanu ka caawindoona  Ardeygaa ama ku dhiiri gelinaynaa una fududeyn doonaa  in uu Ardeygaasi uu waxbarasho Jaamacadeed ka dalbado Dawladaha kale ee Ukrain ama Turkiga. amase waxaa siin doona una gunti doonaa Talooyin hufan oo uu ku heli karo Full scholarship ama uu ku geli kara Jaamacadaha Dawlada ( State Universities ) oo iyaga fiigoodu had iyo jeer uu aad u jaban yahay.
C) Hawshan aanu u fududeynayno Ardeyda JSL waxaanu u haysanaa sharci buuxa, waxaana noo igmaday Hayadaha ay arimahani khuseeyaan sidaa daraadeed mar kastaba waxaad naga filataan waa adeeg hufan, talo sugan, cadaalad iyo gacmo furan.
 Hawl-fududeynta aanu ku caawin-doono Ardeyda Somaliland ee jecel in ay wax ka bartaan  Jaamacadaha Dalka Federaalka ee Ruushka waxaa ugu  muhiimsan oo aanu ardeyda ku saacidi doonaa  qodobadan hoose:
1- in aanu la xidhiidhno ardey walba goobta uu joogo ee uu dalabka waxbarasho ka sameystay markaa
2- in aanu ka caawino ardeyga sidii uu u dooran lahaa Jaamacada uu rabo ee uu fiigeeda awoodo
3- In aanu ka caawino sifaha maadada loo doorto iyo sifaha loo buuxiyo shuruudaha ku xidhan madadaa uu dooratay
4- in aanu ka caawino xujooyinka ( credit points ) lagu galo Jamacadaha wanaagsan ee dalka Ruusha ku yaala.
5- in aanu ka caawino warqada ogolaanshaha waxbarashada sare ee Visaha u fududeynaysa
6- In aanu ka caawino caqabadaha xaga immigration oo uga soo qaadno warqad ah (Vise support letter )
7- In aanu ka caawino si ay u maraan baadhis caafimaad oo qeexaysa in aanay qabin xanuunka dilaaga ah ee AIDS.
8- in aanu Visaha waxbarasho kaaga soo qaadno Safaarada Ruushka ee markaa kuugu dhow goonta aad joogto
9- In aanu dhamaan Shahaadaha uu ardaygu sito uga sharciyeyno (legazation ) Hayadaha ay khusayso
10- In aanu markasta dhex dhexaadino hadii ardayga iyo Jaamacadu is afgaran waayaan
Marka uu ardaygu gaadho Dalka Ruushka waxaanu ka caawinaynaa qodobadan:
1- Waxaanu Ardeyga ka soo qaadeynaa Airport ka uu ka soo dego
2- Waxaanu Ardega ka caawinaynaa baadhista caafimaad ee Airporka
2- Waxaanu Ardeyga ka caawinayneyaa Immigration clearance Airporka
3- waxaanu  Ardeyga ka caawinaynaa in uu helo Health insurance inta ay waxbarashadu u socoto
4- Waxaanu Ardeyga u raacaynaa oo ka diiwaan gelinaynaa Jaamacadii uu sii dalbaday
5- Waxaanu Ardeyga ka caawinayna sifeyaasha loo bixiyo fiiga Waxbarashada sanad walba
6- Waxaanu Ardeyga  ka caawinaynaa sidii uu heli lahaa Student ID card iyo Hostel Card
7- Waxaanu Ardeyga ka caawinaynaa in Bank Account looga furto dalka Ruushka markiiba
8-  Waxaanu Ardeyga siindoonaa talooyin buuxa oo joogto ah oo ku saabsan sifeyaasha waxbarashda loogu guuleysto
9- Waxaanu Ardeyga u cusbooneysiineynaa sanad walba Viisaha markasata oo  uu ka dhaco
10- Waxaanu Ardeyga Vise ugu dalbaneynaa Waalidkiis hadii uu markaa dalbado in waalidkii booqasho gaaban loogu keeno.
11- Waxaanu gaar ahaan Ardeyda Hablaha ah dejinaynaa goobo u gaar ah oo dumarka loo qoondeeyey
Hadii uu damac kaa hayo amase aad dooneyso in aad Dalka Ruushka waxbarasho u tagto oo aad bilowdo sanadka cusub dhexdiisa  ama dhamaadkiisa amase aad u baahataan faah-faahin kale oo dheeraad ah oo ku saabsan waxbarashada Ruushka fadlan la xidhiidha emailadan ama mobiladan iyo magacyadan Hoose ;
Abdi Yusuf  Mobile : 44-07950 341 347-  UK
Amiira Abdirahman Mobile: 00252 63 443 1112

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews