berberatoday.com
Sweden Oo Ku Dhawaaqday Inay Dalkeeda Ka Saareyso 80 Kun Oo Qaxooti Ah
January 29, 2016 - Written by Berbera Today

Sweden(Berberatoday.comDowlada Sweden ayaa lagu wadaa in ay dalkeeda ka saarto ilaa iyo 80,000 oo dad magan galyo doon ah, ka dib markii codsiyadoodii qaxootinimada la diiday.

qax

 

 

 

 

 

 

 

 

Sarkaal ka tirsan wasaaradda arrimaha gudaha oo lagu magacaabo Anders Ygeman ayaa sheegay in diyaarado lagu daabuli doono dadkaan, waxaana tallaabadani ay socon doontaa muddo sanada ah.

“Waxaanu ka hadleynaa dad gaaraya 60,000 balse tirada waxaa ay gaadhi doontaa 80,000,” ayuu yiri Mr Ygeman oo la hadlay warbaahinta dalka Sweden.

Sanadi lasoo dhaafay ee 2015 oo qudha waxaa dalkasi magan galyo weydiistay ilaa iyo 163,000 oo qaxooti ah, waxaa lagu sheegaa tiradi ugu badneyd ee dal Yurub ah iska dhiibta.

Sanadki hore waxaa la eegay kiiska 57 kun oo ruux, waxaana laga aqbalay 55%.

Inkasta oo aanan la sheegin dalalka ay u dhasheen qaxootigaan, ayaa waxaa la saadaalinayaa in ay ku jiri doonaan qaxootiga Soomaaliyeed ee iyagu aanan wali la aqbalin.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews